Sidee looga samatabaxaa kacsi la’aanta

Sidee looga samatabaxaa kacsi la’aanta

Warkan waa muhim inaad ogaato, waayo nin kasta xaas leh waxaa laga rabaa inuu xaaskiisa qanciyo.

Maxaa lagu siyaadin karaa markuu kacsiga aad u daciifo? haddaba haddii ninka iyo naag ay aqalgalaan waxaa inta badan dhado mushkilo la xiriirta isfanka raaxada galmada arooska kaddib, inta badan way adag tahay labo qof isku si ah inay is helaan, sida badan qofka qooqa badan ma helo qof sidiisa u kacsi badan, sidoo kale naagta waxaa laga yaabaa haddii ay tahay qof dareen xooggan leh inay wayso nin iyada oo kale ah, taas waxa soo dedejisaa burburka guriga, ninka wuxuu raadiyaa naag kale inuu guursado haddii uu ka waayo xaaskiisa raaxada uu ka filanayay, sidoo kale naagta waxay isku dayaysaa inay furiin dalbato waa midda ugu fiican, qaarna waxaa laga yaabaa inay gogoldhaaf isku maamulaan, waayo waxay rabtaa raaxo ninkana ma rabto inuu furo ileen ninkeeda waa nin hanti leh waxay diidan tahay inay gurigaas ka baxdo.
marka dhibaatada ka imaanayso kacsi la’aanta lamaanyaasha aad bay u ballaaran tahay, waxay burburin kartaa aqalka gurka ninka iyo xaaskisa ay dhisteen.
waxaa laga rabaa labada is qaba inay iskula si daacadnimo ah oo kalsooni ku dhisan oo isfahan ah, waa inay baaraan dhibaatada keentay dareen la’aanta, waayo waxaa laga yaabaa dareen la’aanta inay ka timid xagga  nolosha hore kifsi inay gabadha la soo kulantay markay yarayd ama wixii la xiriira cabsida galmada ama inay jiraan jirrooyin ama jirkeeda inay ka maqan yihiin naagta haddii ay tahay fitimiino badan ama daawooyin kacsi keena inay u baahan tahay, waa la helaa waxyaalo dabiici ah.
marka aad ogaato dhibka keenay kacsi la’aanta waxaad soo saari kartaa daawada ay u baahan tahay xaaskaaga, haddii uu nin yahay qofka dareen la’aanta haysato isagana waa loo helaa daawada, midda ragga way fududahay laakin tan naagaha ayaa daran .


thumbnail Title: Sidee looga samatabaxaa kacsi la’aanta
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-02T23:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Sidee looga samatabaxaa kacsi la’aanta



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 02, 2016 and have 0 comments