TOP 10 TOBANKA WADAN EE ADUUNKA UGU NABAD GALYO BADAN 2016

SINGAPORE waxaa la amin sanyahay in SINGAPORE Tahay wadanka ugu amanka badan qarada Asia ,  Iyo wliba wadanka ugu badan ee soojita indhaha dalxiisayasha dunida dacaladeeda uka kala yimada , Sidoo kalana wuxuu yahay wadanka ugu nadafada badan dunida oo idil, waxana adag in ayay falal dambyedya ka dhacaan,

  #9. Finland
Dalka xiga wa filand, waxa u mid ka yahay wadama ugu nabdoon Dunida, sidookale wa dan dhaqaale xoogan leh sidoo kalana waxaa la yiraahda waa mid kamid ah wadamada ay taalo democracy dhab ah dhaqan ahaan, FILAND malahan cadaw qaasa dadkeeduna waa saxibo. waxaa na aad u wanaagsan in la booqdo xiliga xagaaga ama summer ka dadka qaar ayalayiraahda marka ay xiliga xagaaga booqdaan waxa ay damcaan in ay iska nagaadaan  wadankaa,

#8. Canada
WAA WADAN LAGU AMAANO CIMILADA  DABIICIGA AH INKASTOO CANADA AY QEYB KA YIIIN CIIDAMADA NATO,SIIDO KALE WAXAY NA CAN KU TAHAY XRRBAHA   UGU NABAD SAN DUNIDA OO IDIL KUWAAS OO AAD USOO JIIDASHA BADAN,


#7. Japan
JapanJAPAN Waa wadan daqameed  waliba daqan kooda aanka sulin xili reer galbeedku si weyn ugu dhax milmen.madama reer galbeedku maamulan si yasad ahaan,

waxey kaloo leeyihiin low criminal rate, qiiimaynta tacadiyada danbiyada oo aad u hoosesya sababtoo ah sharciga oo ah mid aad u adag,

qofku wuuuku raxesan karaa goobaha casriga ah iyagoo lagu xardhay leerar iftiinn koodu wanaagsan yahay. waxay kalo leedahay gooba qadiimi ah aad uqurxoon, sandii 2015 jappan waxa ay u dabaal dagtay 50 sano oo xiriira oo aysan korontadu ka tagim wadankoda.

#6. Sweden
SwedenSweden waa wadan aad u qurux badan hadana leh muuqalo soo jidasha leh. waadan ay ka buuxaan harooyinka biya mareenka ah duurkiis (lakes) iyo kayn ama duur aan la wax  yeeleen dhirtiisa. waxad kalo ku arki kartaaa buura fara badan..

sidoo kale  xiliga xaga dadku waxay ku ciyaraan ciyaraha lo yaqaan ice skating.

cimiladu waa mid iska dhax dhaxaada waana nabad marka aad u scdaaleso magaalooyinkeeda waa ween sida  Stockholm iyo Gothenburg..

#5. Austria

WAA MID KAMID AH WADAMADA LEH MUUQAALA DABIICI AH OO CAJIIB AH ABA AY IDHUHU NILICSADAAN WAXAY KALOO CAAN KU TAHAY FILINKA LA YIRAAHDO “Sound of Music”.


4. Iceland

iceland waa danka kale oo kamid ah wadamada ugu amanka wanagsan xaga dalxiska


#3. Norway
NorwayA small island country Nordic (Norway) is by far the most secure of all the Scandinavian countries. Norway is a prosperous nation and has a great ancient history. It can be extremely cold, the temperature in Norway can reach up to -40F in winters. And the summer is moderate and lovely. Norway is also famous for its beaches

#2. Denmark
Denmarkdenmark is a small country with low population profile that once faced the problem of crimes and terrorism but they persevered and again made their country one of the most safest places to live in the world. You can see a lot of traditional items at their capital city of Copenhagen

#1. New Zealand
New Zealand boasts some of the most spectacular scenery that you will find in the world. The cities of New Zealand are worth visiting and have a culturally rich heritage. Crime rates stay very low because of their tough and strict criminal justice system. Loss of life as a result of crime is almost zero.