Topnews:-Liiska Maalgeliyeyaasha Al-Shabaab - Shaqsiyaadka u dhashay beesha Isaaq ee Xasuuqa ka geystay Koofurta Somalia.

Topnews:-Liiska Maalgeliyeyaasha Al-Shabaab - Shaqsiyaadka u dhashay beesha Isaaq ee Xasuuqa ka geystay Koofurta Somalia.

Shaqsiyaadka Hargeysa uga dira lacagta Al-Shabaab si ay Koofur iyo Puntland u burburiyaan?
Al-Shabaab waxaa sanad walba Hargeysa looga diraa lacag lagu qiyasay labo iyo toban Milyan oo dollar.
Lacagtaasi waxaa Hargeysa ka aruuriya ,una dira Al-Shabaab rag iskuugu jira Siyaasiyiin,Ganacsato iyo Culumaa-udiin hasse yeeshee waxaa xusid mudan ineysan iska warqabin oo seddex kooxood yihiin.
Warbixintaan waxaan ku soo bandhigeeynaa Saraakiishii loo diray Koofurta Somalia si ay u burburiyaan iyo shaqsiyaadkii diray.
Hay'ada Solda Safety Network baaris ay mudo dheer waday ayey ku ogaatay iney ragaas ka mid yihiin:-
1-Wasiirka Madaxtooyadda Hargeysa Xersi Cali Xaaji Xasan {Isaaq Habar jeclo}
2-Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Khaliil Abdullahi {Isaaq,Arab}
3-Wasiirka duulista Hawada Maxamuud Xaashi Cabdi {Isaaq,Habarjeclo}
4-Wasiirkii hore Maaliyadda Maxamuud Xaashi Cilmi {Isaaq,Habar Awal}
5-Milkiilaha Dahabshiil Ganacsade Maxamed Saciid Dhiigshiil {Isaaq Sanbuur}
6-Milkiilaha Indho deero Ganacsade Cabdi Cawad Cali Indho deero {Isaaq,Habar jeclo}
7-Ganacsade Cabdirashiid Heybe {Isaaq,Ciidagale}
8-Ganacsade Maxamed Cali Geedi, {Isaaq,Ciidagale
9-Suldaan Maxamuud Xaaji Xuseen, {Isaaq,Cimraan}
10-Ganacsade Xasan Axmed Maxamed Waaqle {Isaaq ,Habarjeclo.Reer Dahir}
Saraakiisha loo diray Koofurta Somalia ee xasuuqa baahsan ka geeystay Kuwa ka Soo Jeeda Beesha Habarjeclo waxa dhintay iyo wax nool labada waxa ka mid ah:
1. Aadan Axmed Caarre"Aadan Jihaad. Habarjeclo
2. Maxamed Maxamuud Nuur (MM.Nur -Faruur). Habarjeclo/Samane/Abokor.
3. Mubaarig Xadhigle. Habarjeclo.
4. Xasan Askari. Habarjeclo/Muuse Abokor/Cali Barre/Cabdiraxmaan Barre.
5. Aadan Xoosh. Habarjeclo.
6. Siciid Faras. Habarjeclo ( Waxa uu ku geeriyooday dagaalkii lagu hoobtay ee Daynuunaay ).
7. Mustafe Abokor Afdhanle. Isaaq/Cimraan. ( Waxa uu ku dhintay Luuq Gobolka Gedo wakhti hore.
Saraakiisha Habaryoonis kuwa dhintay iyo kuwa nool ee Koofurta ka geystay xasuuqa:
1. Siciid Axmed Jaar. Habaryoonis/Xirsi Cismaan/Reer Weyd.
2. Saleebaan Suudi Carraale. Habaryoonis/Muuse Carre/Damal Muuse (Waxa lagu xiray Guatanamo Bay/Cuba )laakiin mar dambe waa la sii daayay.
3. Sh Cabdiqani Aw Saalax. Habaryoonis/Sacad Yoonis.
4. Xuseen Al-Xusayni: Habaryoonis/ Reer Xuseen.
5. Cabdiraxmaan Xagar. Habaryoonis/Reer Cabdi Xirsi.
Saraakiisha Beesha Habar Awal/Sacad Muuse ee Koofurta Al-Shabaab xasuuqooda hogaamiyay.
1. Ibraahim Xaaji Jaamac Meecaad, Habar Awal,Sacad Muuse/Nuux Ismaaciil, Reer Shirdoon.waxaa dilay Axmed Godane oo ay isku koox ahaayeen.
2. Magan Maxamed Xaashi Cilmi. Habar Awal,Sacad Muuse/Nuux Ismaaciil/Reer Gadiid ( Waxa uu ku dhintay Xamar.waxaa dhalay Wasiirkii Maaliyadda Somaliland Maxamuud Xaashi Cilmi}
3. Maxamed Ibraahim - Laba Qumacle. Habar Awal,Sacad Muuse/Bah Gobo/Reer Maxamuud (waxa uu ku dhintay Xamar )waxaa dilay Axmed Godane.
Saraakiisha Beesha Ciidagale. ,kana tirsanaa Al-Shabaab ee xasuuqa ka geystay Koofurta Somalia.
1. Maxamed Sahal...... ( wuxuu uu ku dhintay shil baabuur Berbera & Hargaysa dhexdooda ).
2. Khadar Cabdilaahi Badeed
3. Maxamed Cali Geedi.
4. Axmed Keyse waxaa dilay Axmed Godane,waxaa lagu dilay Baraawe.
Saraakiisha u dhashay Beesha Arab ee Xasuuqa ka geystay Koofurta Somalia iyagoo ku gambanaya magaca Al-Shabaab ???
1. Axmed Cabdi Aw Maxamuud - Ina Cabdi Godane. Arab/Abokor Axmed/Afyare ( Waxa uu ku hawl-geli jiray magaca Sh. Mukhtaar Abu-Zubeyr ). wuxuu ahaay Amiirka Al-Shabaab,waxaana dilay Diyaaradaha Mareykanka.
2. Cabdilaahi Maxamed Ducaale Cabdullahi Gaab. ,Arab/Cabdalle Abokor/Guulane
3. Maxamed Cilmi Samatar. Arab/Cabdalle Arab ( Waxa uu ku xirnaan jiray Hargaysa,waxaa laga soo xiray Burco ).
Markii Siilaanyo Xukunka Madaxtooyadda Somaliland wuxuu Wasiir Xersi Cali Xasan Xabsiga Mandheere ka sii daayay Saraakiishii Al-Shabaab ee falalka argagixiso u xirnaa,waxeeyna kala yihiin ragga la sii daayay?
1.  Mubaarig Diiriye Xaaji Axmed Habarjeclo Solo-madaw
2. Cumar Axmed Habarjeclo Axmed Faarax reer Badeed
3. Cali Diiriye Cumar Habarjeclo Cimraan
4. Ibraahim Jaamac Axmed Habarjeclo Reer Raage
5. Cabdiraxmaan Warsame Xayd Habarjeclo Cimraan
6. Cabdirisaaq Cabdilaahi Cali Habarjeclo Axmed Faarax reer Badeed
7. Maxamed Yuusuf Xirsi Habarjeclo Cimraan
8. Mukhtaar Siciid Axmed Doodi Habarjeclo reer Daahir
9. Jaamac Xasan Aadan Habarjeclo reer Biniin
10. Muuse Cali Yuusuf Habaryoonis Isxaaq
Warbixintaani waxeey noqon doontaa joogto.si jiilka soo koraya loogu reebo taariikh kuwa Aabayaashood,hooyooyinkood iyo walaalahood dilay.


thumbnail Title: Topnews:-Liiska Maalgeliyeyaasha Al-Shabaab - Shaqsiyaadka u dhashay beesha Isaaq ee Xasuuqa ka geystay Koofurta Somalia.
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-30T00:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Topnews:-Liiska Maalgeliyeyaasha Al-Shabaab - Shaqsiyaadka u dhashay beesha Isaaq ee Xasuuqa ka geystay Koofurta Somalia.



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 30, 2016 and have 0 comments