Ugogol Xaarka Galmada Iyo cayaarta Sariirta Cilmiyeesan.

Ugogol Xaarka Galmada Iyo cayaarta Sariirta Cilmiyeesan.

Sida muuqata raga waxeey diyaar unoqon karaan ciyaarta Sariirta Si fudud maskax ahaan iyo Jismi ahaanba, markuu Dhar Dhigto. Lakin dumar Waxeey Ubaahaan Iskulu leeyn Dheeraad Ah, inteesan Ciyaarta Galin Maskax ahaan iyo Jir ahaanba,

Sidaa Darteed Hadii Aa rabto Naagtaada Inaa Qanciso adigoo Fadhiga Jooga Waxaad Ubaahaneeysa Hordhac Iftiimiya Raaxada Sariirta.

 Baashaalka Hore Haku deg Degin Meelaha Qatarta ah.

toos u wajihida Qeebaha Qaar Sida Naasaha, Qoorta iyo meelaha  kale oo qatarta ah Mafiicna salaaxida Gacmaheeda ,Caloosha, Lugaha Dabada iyo tinta Ayaa Galiya Dareen Ubaahnaansho Galmo,

 dhar Kadhig Cilmiyeesan Ama Kaqaadid.

Xasuus noow markaa dharka kadhigeeyso si cilmiyeesan intii aad Si fudud ubixin leheed, Indhaha indhaha Usaar Baashi Kuqabo si eesan u o gaanin halka aaku wajahantahay taas waxeey kadhigeeysaa Dareen dheeraad ah Taabashadaada, kasiib diraca, iyo Gorgorada mid kaste aad siibesana hanoqdo Fursad Dheeraad Ah Midkaste Kuhako.

 iftiin iyo macaan Deg Deg la’an

markaad Dhuuqeeso jirkeeda dhamaan waxaad kuqaadataa waqti aa tin iyo Cirib kusalaaxdo xasuusnow in aad si cilmiyeesan Ugu raaxeeneeso Deg deg iyo Qabashada adag e jirkeeda mafiicna Waxee kala Daremeeysaa Xanxanto iyo qosol Intii Raaxo iyo Macaan Dareemi leheed.

 hadal Dareen.

Markaad shumineeso qoorteda Si Xan Ah ugu Sheeg Dhagta Macaanka Jirkeeda iyo Qaab dhismeedkeda, markaa Caloosha leefeeso Usheeg Dareenka Jirkeeda Aad Uqabto Iyo sida Aad urabto

 Halmeel Waqti kulumin.

Markaad halesho Meel Dareenkeda Kubadanyahay oo eey macaansaneyso waxaad heesaa tubta Toosan Xooji Dareenka Adigoo Kor iyo Hoos Usalaaxaya Halkaaas, lkn inaad halmeel ku ekaato waxeey keeni kartaa Caajis Dareen, “marqaan Jabis”

 kontooroolka

Markaad u gogol xaareeyso Galmada waa inaad yeelataa kontorool ee inaa is qasabto ma ahan waxaad usheegi kartaa habka iyo noocaa aa u dooneeyso in indhaha eeybqabsato amaba qabsan.

magaalada Hoose

Markaad rabto inaa u galmooto hoos udeg Si Raaxo kujirta dareena sii adigoo lajaan qaadaya Luuqada Jirkeeda adigoo hoos jira u isticmaal garbahaaga inaa ku qabsadto lugaheeda adigoo Tuujinaaya naasaheeda carabkane marinaaya Naasaha Dhexdooda.

ku hubsasho.

isku dayga Galmo Adigoon Shilin Gurka Dhameeyn Waa Xanuun Dareen, hajoojinin Raaxada Gogoldhiga Galmada Inta Iyada Diyaar U noqoneeyso Galmada Maskax Ahaan iyo Jismi Ahaanba. Inta ee kaaga sheegeeso inee diyaar utahay in loo galmoodo amaba Kadareento.

 dareen lumid.

Waxaa macquul ah adigoo ugalmoonaya oo malabyarogaag kujira xubinteeda inee lumiso dareenki galmood,waxaase dib ubilaaweeysaa Salaaxi iyo uraaxeenti markale. Micnaheeda ma ahan naagta adigoo ugalmoonay inaadan dib usoo bilaabi karin baashaaki raaxada.

Ka Faaideeysi Wacan, Wixii Fikir iyo Su’aal Ah Waa inoo Reebi kartaa, Si Cilmiyeesan, Aflagaado maya.


thumbnail Title: Ugogol Xaarka Galmada Iyo cayaarta Sariirta Cilmiyeesan.
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-24T05:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Ugogol Xaarka Galmada Iyo cayaarta Sariirta Cilmiyeesan.



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 24, 2016 and have 0 comments