Waalidiin lagu maxkamadaynayo gabadhooda oo ay guur ku qasbeen

Waalidiin lagu maxkamadaynayo gabadhooda oo ay guur ku qasbeen

Maanta ayaa kiis maxkamadeed oo ku saabsan guurka khasabka ah la furaya. Waa markii ugu horeeysay taariikhda Sweden ee qof lugu soo oogo dacwad noocan oo kale ah.


Kiiskan ayaa ku saabsan gabadh da´yar oo magaalada Landskrona degan oo lugu khasbay in ay guursato nin jooga waddanka Afqaanistaan. Sababta ayaa ah in familiga gabadhani ka soo hor jeedaan xidhiidhka ay la leedahay nin degan Landskrona.



Aabaha, isaga saaxiibkiisi iyo walaalka gabadha ayaa ka mid ah dadka dacwadan lugu soo oogay. Tan ayaa xidhiidh la leh in ay raggaani afduubeen ka dibna jidh dil u geeysteen ninka ay gabadhani la saaxiibtay ee Landskrona degan.


Saddexdan qof ayaa dafirsan dembiga loo haysto.



thumbnail Title: Waalidiin lagu maxkamadaynayo gabadhooda oo ay guur ku qasbeen
Posted by:galmada Net
Published :2016-07-01T02:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Waalidiin lagu maxkamadaynayo gabadhooda oo ay guur ku qasbeen



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at July 01, 2016 and have 0 comments