Waxyaabaha kacsi-ga badan keena iyo sida looga hortagi karo.

Waxyaabaha Kacsiga keeni kara.

  1. Fiirinta naagaha Qaawan ama dhar kahfiif ah wata ama mid ku dheggan
  2. Sawiro ama video naag qaawan ama dhar kahfiif ah wadata ama mid ku dhaggan
  3. Wax sex ah inuu ruuxu ka sheekeeyo ama looga sheekeeyo
  4. Buug sex ka hadlaya inuu akhriyo
  5. Inuu kaadida isku celiyo ruuxu marka uu u baahdo inuu kaadsho
  6. Inuu niyadda sex ama naag qaawan iwm. geliyo
  7. Inuu bahalkiisa gacanta ku tuutuujiyo 

Waxaa looga hortagi karaa ama u daawo ah:-


  1. Inaad Guursato
  2. Inaad soonto siduu rasuul keena (csw) nafaray haddi aadan awoodin guur.  
  3. Inaad iska yareeyso Cuntada Nafaqada badan( Gaar ahaa caanaha iyo kaluunka).  
  4. Inaadan Maskaxda ku mashquulin waxyaalaha sex-ga.
  5. Inaad badsato Sports-ka siiba cayarta kubadda cagta.
  6. Inaad ka fogaato la sheekeysiga dumarka siiba kuwa wata dhar ku dhagan ama muujinaayo cawradooda iyo kahadalka arimaha sex-ga.