Xaaskayga galmada aad bay u neceb tahay talo i siiya

Xaaskayga wax kacsi ma dareento aadna way neceb tahay raaxada galmada qaabka aan rabo kama helo aniga waxaan jecelahay dogsteyl iyada aad bay neceb tahay, waxay i dhahaysaa sida ma rabi , 


jiifka ayaya ka heshaa anigana jiifka mar kasta inaan sameeyo ma rabo,


sidoo kale marka aan u tagayo tuugmo ayaa layga rabaa inaan ku raadsado lagama yaabo inaan caadi uga helo raaxada, 

gudniinka miyaa sabab u ah kacsi la’aanta???

Jawaabta ugu fiican

Intaadan xaaskaaga ku degdegin waxaa lagaaga baahan tahay inaad iyada fahanto waxa ay u baahan tahay waxaa laga yaabaa inaydan is fahansanayn, jacayl la jil marka hore u raaxeey galmada ka hor