BOX OFFICE: Filimka Dishoom Oo Ganacsi Fiican Ka Sameeyey Gudaha India & Daafaha Caalamka

BOX OFFICE: Filimka Dishoom Oo Ganacsi Fiican Ka Sameeyey Gudaha India & Daafaha Caalamka

Filimkaan Dishoom oo ay kasoo muuqanayaan Aktaro waa weeyn ayaa dhawaan la saaray tiyaatarada aduunka waxaana filimkaa laga sugayaa inuu wacdaro ka sameeyo Box Office-ka maadaama uu si xowli ah ku socdo ganacsigiisa.

Dishoom ayaa durba gaaray 110.47 crores waa marka la tiriyo lacagta uu ka shaqeeyey daafaha caalamkan ,waxaana arintaa ay muujineysaa inuu faa’ido weeyn keenidoono filimkaan.

In its first week, Dishoom collected  and in the second weekend it did a business of . (Fri , Sat  Sun ).Dishoom managed to collect  nett in 10 Days at the Domestic Box Office.

Todobaadkiisa koowaad ee filimkaan waxaa uu shaqeeyey 53.34 crores, gudaha India ,isagoo todobadkiisa labaad uu qaabkaan u shaqeeyey.

Jimco ₹2.30 CR.

Sabti ₹3.40 CR.

Axad ₹4.35 CR

Filimka ayaa todobaadkiisa labaad gudaha India waxaa uu ka shaqeeyey lacag dhan10.05 crores, oyadoo filimka guud ahaan uu shaqeeyey 63.39 crores labada todobaad.

Ugu dambeeyn filimka ayaa ahda waxaa uu marayaa lacagta uu shaqeeyey gudaha India 87.47 crores  , halka daafaha caalamkana uu ka shaqeeyey 110.47 crores.


thumbnail Title: BOX OFFICE: Filimka Dishoom Oo Ganacsi Fiican Ka Sameeyey Gudaha India & Daafaha Caalamka
Posted by:galmada Net
Published :2016-08-10T01:16:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
BOX OFFICE: Filimka Dishoom Oo Ganacsi Fiican Ka Sameeyey Gudaha India & Daafaha Caalamka



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at August 10, 2016 and have 0 comments