Daawo Haween Soomaaliyeed oo lagu falo beeraha Sweden

Daawo Haween Soomaaliyeed oo lagu falo beeraha Sweden

Daawo Haween Soomaaliyeed oo lagu falo beeraha Sweden

Iyadoo ay aad u sarayso heerka shaqo la’aanta ee dumarka Soomaalida ah ee Sweden ku nool, ayaa mashruuc laga sameeyay beer ku dhow magaalada Link√∂ping waxaa haweenka Soomaalida laga siiyay shaqo ay beeraha ku falaan. Haweenkaan ayaa waxay beerta uga shaqaynayaan sidii mashiinada.

Haweenka Soomaalida ayaa u sheegay warbaahinta in ay aad ugu faraxsanyihiin shaqada ay ka heleen beerta. Qaar ka  mid ah haweenka ayaa beeralay ahaa markii ay Somalia ku noolaayeen, halka qaar kale aysan waligood beer ka shaqayn.


Halkaan ka daawo Haween Soomaaliyeed oo lagu falo beeraha Sweden



thumbnail Title: Daawo Haween Soomaaliyeed oo lagu falo beeraha Sweden
Posted by:galmada Net
Published :2016-08-01T04:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo Haween Soomaaliyeed oo lagu falo beeraha Sweden



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at August 01, 2016 and have 0 comments