Damaca galmada aduunka

NAAGAHA 40 JIRKA AH OO KA RAAXA JECEL KUWA DA’DA YAR
Kadib markii labada lamaane in mudo wada jogaan  ayaa haweneyda waxa ku sii kordha kalsoonida galmada waxa eyna u baahan tahe  in ay galmooto lamaankeeda ame … duqeyda.

Daraasaad  cusub ey sameyse shabakada caalamiga ee Heegan24.net oo kafaloota arimaha bulshada iyo suugaanta ayku ogaatey in haweynka waa weyn ay macaan farabadan kaheylaan raaxada galmada marka ay ku dhawadaan sanada afartaka ame kaweyn xiligaas oo guud ahaan  xishoodka galmada ka baaba’ayo
Haweebka ayaa tilmaamay in da’da afartanka ku helaan raaxada macaankeeda ayna helaan qibrad taasi oo eysan helin xiliga da’a laatameyda ku jirto.


 Warbixintaan barista ah  aya lagu ogaadey 85%haweenka da’da afartanka ku jira ama ka weyn ey raaxada galmada u baahanyihin ilaa 12 bishii kuwa labaatanka ku jira u baahanyihin ilaa 9jeer bishii
Waan filaa in wax kabadeli doonto warbixintaan barista sameese badweyn  maamooyinka somaliyeed waa hubaal in daqooshin badan boorka iska jifi donaan iyadoo  qurxi donaan qolka jiifka si galmada u macaato inbadana raadis u geli donaan  rag  segooda noqda.