Dumaashi dumar waa daryeelnaa

Dumaashi dumar waa daryeelnaa

Dumaashi dumar waa daryeelnaa

Daryeel dumarka haddii aad dad tahay, 


doqon ayaa daciifsado dumarka, 


duulkii naga horreeyay dadntooda waxay ahayd inay u daryeelaan 


dumarka dusha saartaan una dadaalaan dacaska u qaadaan, 


dadka dulliga ah si xun bay u dayaan dusha bay ka fuulaan dameer bay ka dhigtaan 

dantooda bay ka gaaraan, duruuf bay la gaadaan.



thumbnail Title: Dumaashi dumar waa daryeelnaa
Posted by:galmada Net
Published :2016-08-23T05:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Dumaashi dumar waa daryeelnaa



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at August 23, 2016 and have 0 comments