Fadlan Ha Sameyn Ciyaarta Sariirta(Galmada) Adiga Oo xanaaqsan,Raaxo Dhan Ma Jirto Iyo..

Isku buuqsanaanta ayaa lagu tirayaa cadawga nolosha , waxa uuna halis giliyaa mustaqbalka dad badan , waa xanuun nafsiysan ah ( Cuqdad nafsi) aad ayuuna u halis giliyaa rabitaanka galmo ee qofka .

Sidoo kale isku buuqsanaanta ayaa haweeneyda ka dhigta mid aad uga xishooneysa sameynta galmada , sidoo kale xitaa muuqaalka jirkeeda ayay si kale uga dhigeysaa.

Baaritaano la sameeyay ayaamuujinaya in qofku ahaado mid isku buuqsan in taasi ay wiiqeyso rabitaanka galmo , waxa ayna dishaa oo ay qabsataa qeybta maskaxda ee mas`uulka ka ah dareemidda macaanka iyo farxadda , waxa uuna rabitaanka galmada ka dhigaa mid aanba jirin

Hadaba alcarabiya.com ayaa kula talineysa lamanayaasha in aysan sameyn galmo xilli ay isku buuqsan yihiin oo niyadda wax kale ku jiraan maxaa yeelay lagama yaabo in macaanka kulanka la helo , isku day adiga aan isku buuqsaneyn fresh ah oo aysan jrin wax ku wel welinaay in aad saameysaan ciyaarta .



Naga filo Arimaha galmada iyo Dareen oo aanu nahay shabakada kaliya ee Soomaaliyeed oo leysku  haleyn karto Mar wallba.