gabdhaha sidee jacayl loogu abuuraa guurka iyo galmada

gabdhaha sidee jacayl loogu abuuraa guurka iyo galmada

Fadlan hadii aad ka yartahay 15 sano, waxaa haboon inaanad akhrisan. Waxaad moodaa in bulshadeena ay ku yartahay wax waydiintu, taasoo u sabab ah aqoon la,aan baahsan iyo dadkeena oo aan inta badan wax wayn u arag waxyaabaha qaar sida
dhibaatadan aynu manta ka hadli doono ee loo yaqaan (

) ama biyo baxa dagdaga ah wakhtiga galmada.

Akhriste waxa hubaal ah in wixii xun uun laga xishoodo maadama ay wanagsantahay in aad ogaato waxkasta oo ku dhaca bani aadamka sida xanunada kala duwan oo badankooda laga dawoobo.

aqaalkan manta waxaynu ku eegayna xanuunkan loo yaqaan (
) oo boqolkiiba 65-70% ku dhaca raga aduunka ku nool, iyadoo celcelis ahaan 3dii ninba uu hal nin ka cabanayo dhibatadan la soo darista wakhtiga uu qofku guursado.

Waa maxay (premature ejaculation) ama biyo baxa dagdaga ahi?



thumbnail Title: gabdhaha sidee jacayl loogu abuuraa guurka iyo galmada
Posted by:galmada Net
Published :2016-08-10T05:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
gabdhaha sidee jacayl loogu abuuraa guurka iyo galmada



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at August 10, 2016 and have 0 comments