galmada badan

galmada badan

Sida ay soo saareen baadhayaal caalami ah oo ku takhassusay cilmiga Nituration-ka ayaa isku dhafka muusku waxa uu ka caawiyaa raga inuu jidhkoodu kala dago, dheefshiidkooduna si habsami ah u shaqeeyo, 

arinkan oo kor u qaadaya awooda ninku uu bixinayo xilliga galmada.

Sida ay lagu sheegay badhitaannadan faraha badan ee lagu sameeyay muuska ayaa waxa lagu ogaaday in isku dhaf ay ka kooban yihiin curiyayaasha dabiiciga ah ee muusku uu khudaartan ka dhigo sida kiniinka kor u qaada awooda galmada ee loo yaqaan viagrada, 

isaga oo ninka kusoo kordhinaya awood layaab leh, isla markaana kor u qaadaya dareenkiisa raganimo.


thumbnail Title: galmada badan
Posted by:galmada Net
Published :2016-08-31T06:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
galmada badan



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at August 31, 2016 and have 0 comments