Quruxda wejiga gabdhaha wiilasha maxay ku ridaa

Quruxda wejiga gabdhaha wiilasha maxay ku ridaa

Quruxda wejiga gabdhaha wiilasha maxay ku ridaa

Dumarka quruxda badan nimanka waxay ku abuuran maskaxdooda jahwareer, 


webka shumis ayaa wuxuu sameeayay daraasad oo ballaaran, 

webka shumis oo aad uga soo tarjumo webyada ku takhasusay galmada iyo quruxda naagaha ka sheekeeya, 

shumis wuxuu ka mid yahay webyada aad loo soo booqdo waxaad ka helaysaa , sidoo kale webka iftineducation.com wuxuu la mid yahay.


marka quruxda haweenka ninka waxay ka dhigaysaa mid isku jahawareersan oo wadnahiisa boodboodaya, dhiigiisa si fiican ayuu u shaqeeyaa qofka, waxaa laga yaabaa waxyaalo badan inuu u sameeyo naagtaas uu arkay darteeda, 


waxaad ogaataa maxaa naagaha quruxda badan loo geeyee meelaha waaweyn ee ganacsiga, sida meelaha tkidka diyaaradaha laga gooyo, ama supermarkeyyada waaweyn, 

ninka markuu lacag dhiibayo uu arko naag qurux badan wuu is illaawaa, waxaa dhici karta inuu ka bixiyo waxa uu iibsanayo lacag qiime badan oo qaali ah.





thumbnail Title: Quruxda wejiga gabdhaha wiilasha maxay ku ridaa
Posted by:galmada Net
Published :2016-08-23T04:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Quruxda wejiga gabdhaha wiilasha maxay ku ridaa



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at August 23, 2016 and have 0 comments