raga guska xoog ku galiya siilka waa reer baadiyayaal

raga guska xoog ku galiya siilka waa reer baadiyayaal

 Ragga ayaa la ogaaday in ay
raaxo waali ah ka helaan codka
hoose ee loo yaqaan riinka kaasoo ay
sameeyaan dumarka Xiliga loo diyaar
garoobayo galamada oo ay socato baashida iyo
istiminta.
Dumarka intooda badan ayaa aaminsan in ay
ceeb tahay haddii ninkeedu uu maqlo iyadoo
sameeneyso codka hoose ee loo yaqaan riinka
kaasoo ka dhasha Macaansiga baashida ama
galmada ,balse ay ragu ka helaan dareen
xoogan oo dhaliya in uu kordho jaceylka uu u
qaadayo Lamaanihiisa.
Dumarka arrinkan aamisan ayaa intooda badan
isku celiya naqaska isna caburiya xiliga ay
socato baashida ama galamada kana been
sheega dareenkooda nafeed ,iyagoo dareemaya
raaxo aad u macaan oo ay ku nafisayaan oo
kaliya in ay sameeyaan codka hoose ee
riinka,balse aynu u sameyn karin Xoshood jira
dartiisa.
Marka laga fiiriyo dhanka Caafimaadka uma
wanaagsana in ay dareenka isku celiyaan
waayo arrinkaas cuduro ayaa laga qaada
dhinaca
galmada ah oo waxaa xanibaad galaya
dareen wadayaasha xiligaas u diyaarka ah
Macaansiga falgalka labada xubnood marka ay is taabtaan.
NB: Hadii uu ninkaagu arko adoo sidii Alwaaxii
oo kale iska yaala Sariirta isna uu dadaal ugu
jiro in uu kugu qanciyo in aad hesho raaxo macaan adna adaan muujin sida aad u
macaansaneyso shaqada Lamaanahaaga, taasi
waxeey keeni kartaa in uu iska dhaadhiciyo in
uu yahay qof wax­matare ah,waxaana ka
dhalan karto niyad jab ku yimaado in uu nolosha
kula sii qeyb sado ama uu iska dhaadhiciyo
waxyaabo dhaawici karo mustaqbalkiina.
Dumaryahow ogaada in raggiinu ay jecelyihiin
xiliga galmada xalaasha ah in ay maqlaan riinka
ka dhasha macaansiga galmada iyo sida dareen
ahaan aad u macaansanaysaan shaqadiisa.


thumbnail Title: raga guska xoog ku galiya siilka waa reer baadiyayaal
Posted by:galmada Net
Published :2016-08-11T19:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
raga guska xoog ku galiya siilka waa reer baadiyayaal



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at August 11, 2016 and have 0 comments