saliida saytuun loo yaqaano hadii lamariyo guska

RG saliida saytuun ayan raba inan marmariyo malabyarowga marka mida budada {powder}ah ama tan miraha ah mide ficaan???

tankale ila inte mudo ayan wada oo isbadal aan ka dareemaya????

walaal raaxada guurka waxan idin weydiiyey saliida saytuunka ama oiliv loo yaqaano hadii lamariyo guska raga iney arkeedo oo ey biyaha daahiso waqtigooda ayaan maqley ee ma runbaa? 

hadii aan marsado saliidaa geed-ka iyo hadaan cuno maalin kaste keeba wanaagsan? tankale hadii aan guska marinaayo ma isaga oo densan ayaan marinaa oo aan habeen kii kuseexahaa saas mise markii aan kiciyo oo aan galmo sameen rabo ayaan marinayaa? 

fadlaan raaxada guur-ka su'aasha ha la igaaga jawaabo hadii aad wax uun igu caawin kartaan ????

jawaab

Saliidda seytuunka la iskuma haysto inay nafaqo leedahay laakin inay bahalka adkeyso si toos ah ma garanayno.