Sidde biyaha iskugucelikarta waqiga wasmada

Sidde biyaha iskugucelikarta waqiga wasmada

Naagaha marka ay kacsadaan way shiiraan sida nimanka oo kale, ee shiirku kuma koobna nimanka keliya, siiba naagta marka la istiimiyo jirkeeda waxaa ka soo go’aya shiir kulul oo ninka hadduu uriyo uu aad u kacsanayo, taasina waxay tilmaantaa naagta inay kacsi daran qabtay marka shiirkaas ka soo baxo kilkilaheeda,


Shiirka kacsiga wax yar ayuu ka duwan yahay shiirka caadiga oo yimaada marka ay naagta ama ninka meel kulayl ah tagaan ama shaqo ay qabtaan, inta badan shiirka noocaas ah ma soo jiito ninka ama naagta,


Shiirka kaalin weyn ayuu ka cayaarayaa raaxada galmada ninka iyo naagta nimanka ama naagaha qaar marka ay uriyaan shiirka xilliga galmadu socoto aad bay u kacsadaan, taa mahnaheedu ma aha inay ay naag ama ninka aysan is nadiifinin, shiirka kacsiga kuma xirna nadaafad la’aan xitaa wuxuu ka tan badiyaa barafuunka marka uu baxo.


thumbnail Title: Sidde biyaha iskugucelikarta waqiga wasmada
Posted by:galmada Net
Published :2016-08-11T05:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Sidde biyaha iskugucelikarta waqiga wasmada



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at August 11, 2016 and have 0 comments