Sidee ugu fudud ee aad uga dhargi kartaa Galmada xaaskaaga????

Waxaa muhiim ah in  labada lamaane niyad  ahaan iyo jir ahaan  degan yihiin oo uusan jirin wax daal ah taasi


waxa ay keeneysa in si macaan loogu raaxeysto baashaalka iyo galmada Jirka oo daalan lama helayo wax raaxo ah ,

HALKAAN  KA  DAAWO GUJI




waxana muhiim ah in istimtaacu dhaco iyadoo jirka fir­fircooni leeyahay oo uusan daalneyn nooc waliba ha ahaadee
daalkasi  Goobta baashaaalka ka bilaabanayo labada lamane ayaa waxa haboon in  uu diyaar u yahay baashaalkasi isla markaana jirin wax wiiqaya in raaxo  macaan ay helaan  Raaxada baashalka ayaa ku bilaabaneysa hadalo jilicsan , dhunkashado iyo  istiimin jirka intiisa kale iyo dhaq­dhaqaaqyada kale ee keena in dareenka
kaco raaxana la dareemo


Waxaa  muhiim  ah in labada dhinac  ogaadaan mid kale waa  sura gal ah in ninka macaanka baashaalka dareemo una baahdo in galmood sameeyo halka xaaska ka gaarin baahidaas Marka baashaalka dhamaado xiliga waalida lagaarana oo la isu tago shaqadana dhaamato ayaa waxa ragga lagu tilanayaa in durba la soo bixin waayo haweeneydu waxa ay u baahan tahay in xoogaa xaalku sidiisa sii ahado ayna hesho qoor gilin iyo dhunkasho macaan  Waxa dhici karta in xaaska xanaaq ka qaado marka ninka shaqada bogto durba la baxo , iyadoo la xusay in haweenka dareen kii hore ka mac ay  hesho marka daqiiqado lagu dhex nasiiyo