Sir muhiim ah wa ceenkee raga haweenka ku qancinkara galmada waa afar nuuc

Sir muhiim ah wa ceenkee raga haweenka ku qancinkara galmada waa afar nuuc

Qof kasta ee dunidaan guudkeeda saaran wuxuu ku hamiyaa siduu ku heli lahaa qof wanaagsan, ma jiro midkeen jecel in uu guursado qof aan wanaagsaneen xitaa qofka xun wuxuu doonayaa in uu helo qof wanaagsan si ay noloshiisa isbadal u hesho, dumarka ayaa ah kuwa ugu badan ay ka fikira mustaqbalka ninka ay guursan lahaayeen iyaga oo ka eego meel badan si aysan ugu dhicin god aysan ka soo bixi karin, gabadha way ka walwal badantahay wiilka marka la fiiriyo dhanka mustaqbalka, waxaa jiro dumar badan hadii ay arkaan ragga qaar in ay ku hamiyaan in ay guursadaan ama la wadaagaan nolol, shabakada Heegan24.net  ayaa idiin soo gudbin doonto 4ta nin ay dumarka aad isha ugu hayaan, qormadaan waxaa qalinka uqaatay qoraa sare Daalac Daahir Shoot.

1.  Ninka caqliga  u saaxiibka ah
Ninka markii uu yahay nin waayo arag ah caqli iyo maskax dagan leh gabadha la fahmi kara xaalad kasta, wax kasta si xikmadeesan ugu jawaaba, go’aanadiisa ey yihiin kuwa aan ku jirin degdeg siimo, xilkasnimo u dheertahay, dareemi kara xaalada gabadha xiliga ay faraxsantahay kuna abuuri kara farxad, fudeed uusan ku jirin ninka sifadaas iska leh gabdhaha aad ayee u jeceyl yihiin, gabdhaha ma jecli ninka fudeedka ku jiro waxaa u sawir maya hadii ay is guursadaan dulqaad la aantiisa in ay sababi karto furiin, dumarkana ma jeclo furiin.

2.  Nin isku kal soon
Marka uu ninka isku kalsoon yahay uusaran ku tiirsaneen gacan kale, go’aanadiisa isaga ugaar yahay, markasta aaminsan in uu wax kasta qabsan karo baahi kasta ay jirto uusan hoos tagin dad kale, markastane aaminsan in noloshiisa uu meel marin karo, dadaal iyo wax qabad ka muuqda ninka sifadaan leh dumarka ma siidaayaan, ma jecla dumarka ninka ku tiirsan dad kale, markasta dumarka waa kuwa jecel nin wax qabad leh oo isku filan.

3.  Nin wax curiya (hal abuuur ama keena fikir cusub)
Ruux kasta wax ma curiyo mana ahan (), ninka markii uu yahay nin creative markasta maskaxdiisa ka soo baxaan aragti iyo nashqad cusub dumarka ninka sifadaan leh aad ayee u jecel yihiin, qofka markii uu wax curiyo sida hees ama gabay ama uu yahay nin designer  ah(sida nashaqada gawaarada, teleefoonada, dhisada guryaha qaab cusub, barnaamij cusub abuurid wax cusub ku soo kor dhin bulshada )  magaciisa wuu meel maraa ilaa ay saxaafadaha soo qaataan, farxad waxaa ugu filan gabadha in ay aragto gacaliyaheeda oo magaciisa meel mara, dadkuna way is waydiiyaan waxay dhahaan way u dh.




thumbnail Title: Sir muhiim ah wa ceenkee raga haweenka ku qancinkara galmada waa afar nuuc
Posted by:galmada Net
Published :2016-08-11T03:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Sir muhiim ah wa ceenkee raga haweenka ku qancinkara galmada waa afar nuuc



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at August 11, 2016 and have 0 comments