Wadaad imaam ka ahaa masjid ku yaala New York oo la dilay+Sawirro

Wadaad imaam ka ahaa masjid ku yaala New York oo la dilay+Sawirro

Wadaad Imaam ka ahaa Masjid ku yaala New york, ayaa lagu dilay isla magaaladaasi kaddib markii uu rasaas ku furay  nin hubeysan on heybtiisa la garaneynin.

Ninka hubeysan ayaa sidoo kale dhaawac halis ah gaarsiyay qof kale oo la socoday Imaamka,ninkaasi ayaa la sheegay inuu marxuumiintaasi ka toogtay dhabarka dambe.

Afahayeen u hadlay Booliska magaalada New York, ayaa sheegay inaysan haynin cadeymo la xiriira in dhacdadaasi ku lug leedahay fal argagixiso iyo in kale.

Warku wuxuu intaa ku daray in xubno ka tirsan Jaaliyadda Muslimiinta magaaladaasi ay isugu soo urureen goobta falku ka dhacay, waxayna falkaasi ku tilmaameen arrin dambi  ah, 

waxaana la sheegay in ninka dilka geystay uu goobta isaga tagay isagoo aan la qabanin.



thumbnail Title: Wadaad imaam ka ahaa masjid ku yaala New York oo la dilay+Sawirro
Posted by:galmada Net
Published :2016-08-15T01:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Wadaad imaam ka ahaa masjid ku yaala New York oo la dilay+Sawirro



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at August 15, 2016 and have 0 comments