waxaa dhacay hada ka hor nin boqor ah ayaa waxuu ka talin jiray magaalo ...

waxaa dhacay hada ka hor nin boqor ah ayaa waxuu ka talin jiray magaalo ...

waxaa dhacay hada ka hor nin boqor ah ayaa waxuu ka talin jiray magaalo maalin maalmaha ka mid ah ayaa waxuu dhahay dhalinyarada magaalada ku nool oo dhan hala ii keeno. dhalin yaradi dhamaantood ayaa loo keenay kadib dhamaantood ayuu wuxuu u dhiiban midkiba geed yar waxuuna ku dhahay geedkaan qaada isbuuc soo hayaa halailaaliyo biya waraabiya isbuuc kadib qof walba geedkiisa waan fiiriniyaa kii geedkiisa uu ugu fiicanyahay abaal marin ayaan siinayaa waayahay ayeey dheheen weena lugu kalatagay. isbuuc kadib ayaa laisku soo laabtay, dhalinyaradi mid walba geedkiisi asaga oo wado uuna ku farasaxsanayahay sida uu qurxoonyahay uuna rajeeynaayo abaal marin ayeey soo laabteen, balse hal wiil yaana wajigiisa faraxdad ka muuqan oo aan geedki uu waday boqorki tusin ninki boqorka ahaa yaa weeydiiyay maxaa kugu dhacay geedkaaga maad keentid kadib wiilki yaraa ayaa waxuu dhahay geedkeeygu sidi geedahaan oo kale ma u qurxoona waxaana kaala xishooday in aan kutuso waxaa la weeydiiyay sabab maxaa maadan daryeelin miyaa geedkaaga waxuu dhahay waan daryeelay balse mauusan kobcin sidiisi ayaana kuugu soo celiyay ninki boqor ka ahaa intuu la yaabay wiiki yaraa waxuu ku dhahay waxba hala xishoon maxaa yeelay adigaa abaal marinta astaahilo sababta oo ah geedaha aan idin wada siiyay dhamaantood waxeey ahaayeen geedi aan loogu tala galin in eey kobcaan dhamaantood sidaada oo kale ayuu kooda u kobci waayay balse dhagar ayeey faleen oo weey soo badaleen balse adiga maadan ka xishoon oo sidiisa ayaad ku keentay sidaas ayuuna abaal marinti ku qaatay wiilki yaraa, daacaad nimada waa faaiido ma ahane qasaaro marna maleh.


thumbnail Title: waxaa dhacay hada ka hor nin boqor ah ayaa waxuu ka talin jiray magaalo ...
Posted by:galmada Net
Published :2016-08-05T20:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
waxaa dhacay hada ka hor nin boqor ah ayaa waxuu ka talin jiray magaalo ...



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at August 05, 2016 and have 0 comments