Xaliimada maxaa lagu guursadaa maanta

Xaliimada maxaa lagu guursadaa maanta

Xaliimo waxaa lagu guursadaa sharafta iyo diinta ay leedahay, 


haddii aad hesho naag raaliya ah nasiib weyn ayaad leedahay 


waxaanna aan kuu rajaynayaa wiil iyo gabar fiican inaad dhasho, raaxada xaliimada 


waxay ka cayaaraysaa degananta nolosha ninka kaalin weyn 

haddii aad soo booqato webka shumis waxaad arkaysaa qoraalo badan kuu faa'idayn kara, 

marka waxaa lagaaga baahan yahay inaad mar kasta na soo booqato, 

barasho wanaagsan.