7 faaido oo ay galmada Badan leedahay

galmadu ku dhacdo tabihii iyo tiradii looga baahnaa, waxa ay qofka u leedahay dhowr faa’iido:happy somali family

-Waxay xoojisaa aragga, wanaajisaa wadnaha, kaalmeysaana qashin saarka kilyaha.


-Jirka iyo maskaxda ayay firfircooneysaa.


-Dareemayaasha ayay fududeysaa .


-Madax wareerka ayay bi’isaa.

-Waswaaska ayay qofka ka qaaddaa.

-Dhiiggay cusbooneysiisaa.


-Waxaa ku bogsada dadka balqanku faraha ba’an ku haayo.