Alfanaan maxamed bk Oo ku dhawaaqay Hadal Niyad jab ku Ah Soomaaliland-Daawo muuqaalka

Alfanaan maxamed bk Oo ku dhawaaqay Hadal Niyad jab ku Ah Soomaaliland-Daawo muuqaalka

wareysi ka qaaday Fanaanka Codka macaan maxamed  bk oo ka duwan wareysiyadii hore looga qaaday Fanaankaasi.

Fanaan Maxamed bk Ayaa sheegay in Magaalad Fanka ee Hargeysa Qofka Raba ama Fanaanka Cusub ee fanka Doonaay Lagu Canaado Laguna Gumeysto sidii uu fanka ugu soo biiri lahaa Hadii kale waxaa uu Dhiibaa Lacag badan si uu kaga mid noqdo Fananiinta Ka horeysa ama ka magaac dheer ee magaalada Joogta.



“Lacag aan yareyn ayaa iiga baxday sidaan masraxa usoo kori lahaa cid gaar ah iguma caawin ee dhaqaalaha aan bixiyaa isoo saaray ..”ayuu yiri


DAAWO MUUQAALKA




thumbnail Title: Alfanaan maxamed bk Oo ku dhawaaqay Hadal Niyad jab ku Ah Soomaaliland-Daawo muuqaalka
Posted by:galmada Net
Published :2016-09-02T22:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Alfanaan maxamed bk Oo ku dhawaaqay Hadal Niyad jab ku Ah Soomaaliland-Daawo muuqaalka



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at September 02, 2016 and have 0 comments