Aqri XOGTAAN: Yay Dubaab ku noqdeen Sawirada ay Hodan Abdirahman KU So BanDhigtay Barteeda Facebooga,

Hodan Abdirahmaan oo markale dhiiga ku karisay kagadaal marki ay so bandhigtay sawir cirka kusii shareeriyay…..

Fanaanada Waqooyiga America Hodan Abdirahmaan, ayaa soo bandhigtay sawir iyada iyo Mursal Muuse ay madaxa isku hayaan, kaasoo cirka kusii shareeriyay nabarada iyo dareenka Khadro Salimo oo u dhaxday Mursal Muuse.

Mudooyinkii u danbeeyay ayaa xiriirka ugubka ah ee Mursal iyo Hodan, dadku aad u hadal hayeen, 

waxaana commentiska taageerayaasha Hodan ee ku tixan barteeda Facebook canaan kala dul dhaceen Hodan iyo Mursal.

Dadka qaar ayaa waxay isla dhex marayeen in Hodan iyo Mursal ay is guursadeen, walow bahda jaale news a aysan arintaasi xaqiiqo u heyn.

thumbnail Title: Aqri XOGTAAN: Yay Dubaab ku noqdeen Sawirada ay Hodan Abdirahman KU So BanDhigtay Barteeda Facebooga,
Posted by:galmada Net
Published :2016-09-07T06:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Aqri XOGTAAN: Yay Dubaab ku noqdeen Sawirada ay Hodan Abdirahman KU So BanDhigtay Barteeda Facebooga,

share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at September 07, 2016 and have 0 comments