Biyabaxa imisaa la rabaa inuu ahaado talo ii soo dira

Biyabaxa imisaa la rabaa inuu ahaado talo ii soo dira

Asc aad ayaad umahad santihiin 


howsha aad bulshada u haysaan 

waxaan rabay inaan wax la iiga sheego


Sida caadiga ah ama dabiiciga ah 

imisa daqiiqo ayaa layga baahan 

yahay inaan ku biyo baxo 


markn galmonayo