biyaha caloosha ma ugu daadin karta xaaskaaga?

biyaha caloosha ma ugu daadin karta xaaskaaga?

asc wallal waxan qabaa su aal ah waxan ahay 23 jir 


hada ayaan guursdey lkn wali ma aqal gelin gacelisadeyda iyo aniga marabno caruur badan 

hadana 1ka sano ee hore hore waxaa rabna inaa iska bashaalno teeda kale ma rabno in ilahay u gafno oo 


waxayaabaha kaniiniga iyo la mid ah qaadano so maxaa danbi ah oo iga iman kara hada biyahayga bananka ku shubo oo xaaska fajerkeeda ka ilaaliyo 

hadana se dee xaaskeyga uga ilaalin karaa biyaha waad mahadsantiihin

Jawaab 

haddii ay xaaskaaga raalli kaaga tahay bannaanka waad ku daadin kartaa sharciga wax diidaya ma jiro haddii aysan rabin bannaanka kuma daadin kartid


thumbnail Title: biyaha caloosha ma ugu daadin karta xaaskaaga?
Posted by:galmada Net
Published :2016-09-02T06:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
biyaha caloosha ma ugu daadin karta xaaskaaga?



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at September 02, 2016 and have 0 comments