Biyaha shahwada ma dhamaadaan, maxaase lagu badiyaa? Goormeese dhamaadaan Daawo talo caafimaad

qofku markii uu siigaysto 3-4 jeer maalinkasta mudo badan,waxay keenta in jidhkiisa kabaxo uu awood daraado dhibatooyin badan oo ay kamidyihiin tayada biyaha oo yaraada,Xunbinka Taranka oo jilca. biyaha oo dagdag ku yimaada waxkayar daqiiqad. in aad soo celiso vitaminkas iyo macdantas aad bay u adag tahay cunto kali ahba wax ma tarayso sababtoo ah waxa kaa baxay iyo vitamika iyo macdanta aad qadatay ismalahanayan. Ogow galmada iyo siigaysigu waa kala labo, dhibaatada siigaysigu waa mid aan la iska indho tirikarin. badana waxa la dareemaa saamaynteeda marka xeero iyo fandhaal kala dhaceen. marka ugu horaysa ee uu qofku bilaabo siigaysiga waxay ku qaadataa wax badan in biyo kaga yimadaan. mar marka kadanbaysa way sii yaraanaysaa inta uu ninku biyaha haysan karo. marka ugu danbaysa waxay keenta in daqiiqad kayar ay hawshu kaga dhamaato. hadii aad mudo dheer siigaysan jirtay oo isku aragto biyo bax dag dag ah JOOJI siigaysiga sababtoo ah waxaa ku xiga in xubinka taran ama G*sku uuba kici waayo (Jileec).