Daawo Sawiro Dhaqan Xumo U Faafinayo Ninkii Sheekha Sheegtay Ee Ku Doodayey Inay Heesuhu Xalaal Yihiin Ceebta Waa La Astura Laakin Tan Waxaan U soo Bandhigayna Si Wax Loogu Qaato
Cali Raage Oo Ah Nin Wadaad Sheegta Dadkana Ku KHalda Hadal U ku Dhex Daray Carabi oo Bishan Sheegay Inay Inu Heesuhu Xalal Yihiin Ayaa la Arkay Isagoo Haween Somaliyeed Ula Dhaqmaya Si Anshaxa Ka Baxsan,,,,
Ninkan oo Bulsho Badan Khalday Ayaa Hada Tani Cadayn U Tahay Wuxuu Yahay Waana Ta Al Jasiiira News Ku Kaliiftay Inay Faafiso Iyadoon Aan Looga Baran Ceebaynta Dadka Balse In Nin Bulshada Loo Iftiimiyo Ayaa Muhiim Noqotay
Cali Raage Oo Hore Culimo Badan uga Qaylisay Kuna Sheegtay Inuu Yahay Nin Xaalkiisu Fogaaday Kuna Gabada Wadaadnimo Beena
Isku Soo Duuduubo Tan Ayaa Cadaynaysa Waxa U yahay Cali Raage Iyadoo Marar Badan Oo Hore Wadaadu Ka Hadleen Balse Cali Ayaa Xaga Dhaliinyarada Xooga Saaray una Sheegay Inay Heesuhu Xaaran Yihiin Taas Dadka Ka Yaabi Say Markiiba Hadaba Xaalka Cali Hada Banananka Yimi Taas Oo Qof Kasta Oo Somaliya Oo La Yaabana Gartay Wuxuu Yahay
Xasuus Al Jasiira News Loogama Baran inay Faafiso Sawiro Noocaas Ah Balse Markan Tan Waxaa Keentay Arin Muhiima Oo Ah Difaaca Diinta Iyo Khaladka Shacabka Wadaadnimada Lagu Khaldayo

Posted by:
Published :2016-09-29T04:30:00+07:00
Daawo Sawiro Dhaqan Xumo U Faafinayo Ninkii Sheekha Sheegtay Ee Ku Doodayey Inay Heesuhu Xalaal Yihiin Ceebta Waa La Astura Laakin Tan Waxaan U soo Bandhigayna Si Wax Loogu Qaato
Posted by September 29, 2016 and have
0
comments
, Published at
No comments:
Post a Comment