Gabadha uurka leh jirkeeda hoose sida uu isu baddalo Pregnant time

Farqi weyn ayaa u dhexeeya dumarka uurka leh iyo kuwa aan lahayn cambarkooda, naagta marka uurkeeda uu soo gaaro shan bilood waxaa soo bararaya farjigeeda wuxuu noqonayaa wax buuran sidoo kale naasaheedana way soo weynaanayaan, afkooda madow ayuu noqonayaa, galmada naagta uurka leh aad bay u macaan tahay, bahlkeeda ciriiri ayuu noqnayaa waayo waa bararsan yahay, waana qandac, haweenka qaarkooda marka ay uurka leeyihiin galmada way rabaan aadna  way u kacsadaan, haddii aad u tagayso xaaska uurka leh ugu tag qaab aan dhib ka soo gaari karin uurkeeda, sida istaagga oo kale ama foorarka, dhowmada foorarsiga naagta uurka leh waxaa laga wadaa inay istaagto markaa ay wax yar isqalloociso ee qaabka kale  jilbajabsiga dhib inuu u keeno ayaa laga yaabaa,  miisaanka ninka yaa iyada xoog u soo koraya, marka waa in laga taxdaraa eeg sida loogu tago dumarka xaamilada ah.
dumar waxaa jira naceb u tagitaanka xiliga uurka, mana kacsadaan, bal qaakooda waxayba ka fogaadaan ninkooda, xitaa kama helaan shumis ama istiin ama dhunkasho, haweenka weyn uurka way la qabsadeen laakin kuwa yaryar aad bay uga duwan yihhin xagga galmada uurka.