Gabadhii ninka fadeexayn rabtay eeg waxa uu ku sameeyay

Gabadhii ninka fadeexayn rabtay eeg waxa uu ku sameeyay

Gabadhii ninka fadeexayn rabtay eeg waxa uu ku sameeyay


Wiil dhalinyar ayaa wuxuu fadhiyay makhaayad wuxuu ku yiri gabar meel u dhow fadhisay : “ma kula fariisan karaa?”gabadhii ayaa ugu jawaabtay cod dheer :

“caawo ma kula seexan karo” dadkii makhaayadda fadhiyay oo dhan wiilka ayay indhaha ku soo fiiqeen, wiilkii wuxuu dareemay wejixumo iyo yaxyax, daqiiqado kaddib gabadhii ayaa wiilka agtiisa u soo socotay waxay ku tiri iyadoo hoos u hadlaysa :

“aniga cilmu nafsi ayaan bartay waxaan ogahay hadda waxa aad dareemayso oo yaxyax ah”, wiilkii ayaa yiri isagoo kor u hadlayo :

“3000 doolar hal habeen way badan tahay” dadkii oo dhan maqaayadda joogay gabadhii ayay si xun u soo fiiriyeen waxay u qaateen inay dhilo tahay, wiilkii ayaa gabadha dhegta markaas ugu sheegay :

“anigana abuukati ayaan ahay qadiyadda sida loo rogo waan kuu dheereeyaa”


thumbnail Title: Gabadhii ninka fadeexayn rabtay eeg waxa uu ku sameeyay
Posted by:galmada Net
Published :2016-09-01T05:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Gabadhii ninka fadeexayn rabtay eeg waxa uu ku sameeyay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at September 01, 2016 and have 0 comments