Gabdhaha Soomaalida Waa 7 Nuuc Ee Nuucee ayaad adiga tahay-Iska Saar Cuqdada

Waxaa daraasad soomaali samaysay ku ogaadeen in dumarka soomaalida yihiin kuwa leh astaama kala duwan waxaase toos loo ogaadey in gabar walba oo soomaali ah ay leedahay astaan ka mid ah astaamaha lagu shaaciyay daraasadaasi .

Maama soomaali ah ayaa daraasadaasi sharaxaadi dheeri ah ka sameysay astaamaha dumarka soomaalida Oo ay adkeysay in 7-daasi nuuc oo kaliya ay leeyihiin dumarka soomaalida .

HALKAAN KA DAAWO