hadii aan ka maqanahay xaaskeyga tellka ma uga raaxeynsan karaa xiligaasna biyaha gacanta ma isaga keeni karaa

Asc walal waan idin salamay salan ka dib waxaa iga su,aal ah hadii aan ka maqanahay xaaskeyga tellka ma uga raaxeynsan karaa 

xiligaasna biyaha gacanta ma isaga keeni karaa ayada oo ila hadleysa taasna siigo ma lagu macneen karaa oo mustaqbalka ma waxbey ii dhimi karta diintase maxeey ka qabtaa.

su,asha labad waxa weeye hadii aay xaaska uur yar leedahay qaabka fooraarkana aan aad u jelahay ma sameen karaa uurkaas oo ilaa sedex bil ah mahadsanid.


Jawaab

walaal su'aashan waan ka hadalnay jawaabteeda inta ayaad ka helaysaa RIIX HALKAAN