Labada Meelood Ee Ay Ku Kala Badin Karaan Kooxaha Chelsea Vs Liverpool Kulanka Caawa

Labada Meelood Ee Ay Ku Kala Badin Karaan Kooxaha Chelsea Vs Liverpool Kulanka Caawa

Kooxaha Chelsea iyo Liverpool ayaa caawa isaga hor iman doona todobaadkii 5-aad ee horyaalka Premier league xilli labada kooxoodba isha ku hayaan saddexda dhibcood ee kulanka.

Hadaba waxan halkan idiinku soo gubin doonaa laba xiddig oo ciyaarta Go,aan ka gaari kara inta uu socdo kulanka caawa.

1.N’Golo Kante iyo Roberto Firmino oo labadooduba ciyaaraya xilli ciyaareedkii 2-aad ee horyaalka Premier league ayaa ah laba xiddig oo ciyaarta waxweyn ka badali doona kooxdoodana guul muhiim ah gaarsiin doona.

Kante ayaa kooxdiisa chelsea si fiican ula qabsaday kadib markii uu suuqii dhowaa kaga soo biiray kooxda Leiceter City oo ka mid ahaa xiddigaha premier league u qaatay.

2.Xiddiga reer Brazil ee Firmino ayaa isaguna ah xiddig ka dhex muuqda kooxdiisa Liverpool marka uu ka ciyaarayo weerarka tooska ah iyo waliba garabka isaga oo kulankii ugu dambeeyay si weyn uga dhex muuqday kooxdiisa xilli uu laba jeer shabaqa soo taabtay.


thumbnail Title: Labada Meelood Ee Ay Ku Kala Badin Karaan Kooxaha Chelsea Vs Liverpool Kulanka Caawa
Posted by:galmada Net
Published :2016-09-16T17:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Labada Meelood Ee Ay Ku Kala Badin Karaan Kooxaha Chelsea Vs Liverpool Kulanka Caawa



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at September 16, 2016 and have 0 comments