Maxaa koriya guska raga

Maxaa koriya guska raga

Baaritaan la sameeyaya ayaa muujinaya in jumladaha ugu adag ee ay haweenka sida weyn uga caroodaan ayaa quburo ku xeel dheer arimaha qoyska ku sheegeen in ay tahay oraahda ah “Maxaan Cunnaa Maanta”oo ay ka maqlaan raggooda .
Waxa ay haweenka u arkaan arintaan amar dadban oo loogu sheegayo in cunnada ay soo diyaariso , iyadoo jumllada labaad ee ay haweenka neceb yihiin waxa ay noqotay “Ma qasab baa in aan wax waliba ihtimaam siiyo yacnii qabto”waan jumlada ragga mar waliba ku dhawaqaan marka xaasaskooda wax ka dalbadaan sida in ay ihtimaam siiyaan caruurta
Sidoo kale haweenka waa ay neceb yihiin ragga sabarka ku yar yahay marka ay hor taagan yihiin wajihada suuliga oo ay xaaskiisa suuliga ku jirto isla markaana ku yiraahda naga soo dhaqso
Haweenka arinkaasi ka carooda ayaa lagu qiyaasaa%54 , waxa ayna haweenka tilmaameen in suuliga ugu soo daahaan is qurxin ayna ragga ka doonyaan erayo ay ka mid yihiin alla qurxoonidaa maanta xitaa haddii aysan dhab ka aheyn .

Maxaa koriya guska raga boga hore ka aqriso


thumbnail Title: Maxaa koriya guska raga
Posted by:galmada Net
Published :2016-09-12T02:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Maxaa koriya guska raga



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at September 12, 2016 and have 0 comments