Nimca Samriye Oo Ninkii Sadexaad aroostay Sanad Gudihiis -Daawo Hambalyadan

Nimca Samriye Oo Ninkii Sadexaad aroostay Sanad Gudihiis -Daawo Hambalyadan

Waxaa Bulshada jecel gabadhan wariyaha ah ay u mariyeen erayo amaan ah oo Hambalyo ay ku dhahayaan  Nimco Samriye & Xuseen Jamac Oo noqdey seygii ugu dambeeyay ee sanadkan la aqalgalay

Nimca Dareen ayaa u marisay erayadan:

Hadii Qurux La Doorbido
Dumar Qalanjadiisaay
Daacad Mudane Weheshado
Dadka ugu Macaneey
Dooqa Laga Helaad Tahay
Adna Hanad Ku Deeqo
Laga Wada Dambeeya
Muxubiyo Kalgacal Farax
Qiiro Badan Dareeme
Xiisaha Ku Diirsada

DAAWO HEES LOO SAMEEYAY :


thumbnail Title: Nimca Samriye Oo Ninkii Sadexaad aroostay Sanad Gudihiis -Daawo Hambalyadan
Posted by:galmada Net
Published :2016-09-10T22:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Nimca Samriye Oo Ninkii Sadexaad aroostay Sanad Gudihiis -Daawo Hambalyadan



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at September 10, 2016 and have 0 comments