Nin ayay la socotay mid kale ayay ka raacday qiso gaaban

Nin ayay la socotay mid kale ayay ka raacday qiso gaaban

Nin ayay la socotay mid kale ayay ka raacday qiso gaaban

Gabar ayaa nin wadada la socotay waxaa soo ag maray gaari oo aad u qurux badan oo qaali ah, 

gaarigii wuu joogsaday gabadhii ninkii ay la socotay ayay ka tagtay gaariga ayay aaday 

ninkii ayaa wuxuu ku yiri aniga ayaad ila socotay maxaad iiga tagaysaa 

waxay ku tiri ninkan ayaa kaa lacag badan ee isaga ayaan raacaa, 


markaas ayay gaariga fuushay keligayga ayay wadada iiga tagtay, 

ninka gaariga waday ayaa wuxuu gabadha ku yiri : 

aniga adiga kuuma istaagi ee waxaan u istaagay ninka aad la socotay aniga waxaan ahay shufeerkiisa khaaska ah

RIIX HALKAAN KA DAAWO QISADAAN



thumbnail Title: Nin ayay la socotay mid kale ayay ka raacday qiso gaaban
Posted by:galmada Net
Published :2016-09-26T02:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Nin ayay la socotay mid kale ayay ka raacday qiso gaaban



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at September 26, 2016 and have 0 comments