NINKEYGA GUSKIISA WUU JILICSAN YAHAY HADANA KACSI SIDAAS WAALI U AH MA LAHAN

NINKEYGA GUSKIISA WUU JILICSAN YAHAY HADANA KACSI SIDAAS WAALI U AH MA LAHAN

WALAALAYAAL DHAMAANTIIN WAAN IDIN SALAAMAY SIDAAD U DHAN TIHIIN WAADNA KU MAHADSAN TIHIIN SU,AALAHA IYO JAWAABAHA LA IS DHAAFSANAYO ,

ANIGA SU,AASHEYDA WAXEY TAHAY NINKEYGA GUSKIISA WUU JILICSAN YAHAY HADANA KACSI SIDAAS WAALI U AH MA LAHAN WAXAASE LA II SHEEGAY HADII MALAB IYO SANJABIIL LA ISKUGU KARIYO KACSI BADAN AYAA IMANAYA 


WAA MIDA KOOWAAD 


MIDA KALE HADAAN EEGO DHINACA JILICSANAANTA 


WAXAA U FIICAN AYAAD SHEEGTEEN GEEDKA GINSEG LA YIRAAHDO MARKA MA KANIINIGA AYAA FIICAN 

MISE MIDKA DABIICIGA MASE KA HELI KARAA SUBER MARKETYADA YURUB,

IMISA JEERSE AYAAN SIIN KARAA MAXAANSE UGU DHEX DARAA MARKAAN SIINAYO 


PLZ SI DEG DEG AH IIGU SOO JAWAABA IDINKOO MAHADSAN



thumbnail Title: NINKEYGA GUSKIISA WUU JILICSAN YAHAY HADANA KACSI SIDAAS WAALI U AH MA LAHAN
Posted by:galmada Net
Published :2016-09-02T05:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
NINKEYGA GUSKIISA WUU JILICSAN YAHAY HADANA KACSI SIDAAS WAALI U AH MA LAHAN



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at September 02, 2016 and have 0 comments