qoyaanka ka yimada farjiga?

walaalo waxan raba inaad iga jahilbixisan qoyaanka ka yimada farjiga? 

Anoon kacsan amaba ninkaygu itaba oo ana wax darena niyada ku hayn ayaan waxa dhareema qoyaan cad 


sida xabka okale mana urayo sida qoyamada lagu garto infactinka waa wax an dareemaye ilaa gabar nimadaydi. 

Bisaraxa iga so jwaba.

mahadsanid



Jawaab cad

waa dhacaan cad oo adag ka yimaada naagaha waa wax dabiici ah ma tusayo jirro ama kacsi toona