Sheekada Juxa iyo xaaskiisa weershada ahayd

Sheekada Juxa iyo xaaskiisa weershada ahayd

Sheekada Juxa iyo xaaskiisa weershada ahayd

Wuxuu guursaday juxa haweeney oo weershe ah hal shay labo ayay u aragtaa, 

marka la gaaray waqtiga quraacda wuxuu keenay labo muufo iyada waxay u aragtay inuu keenay afar muufo, 

kaddib wuxuu keenay hal weel horteeda ayuu soo dhigay waxay ku tiri maxaad ku falaysaa labo weel iyo afar muufo, 

hal weel iyo labo muufo ayaa nagu filan, 

juxa wuu ku farxay wuxuu yiri maxaa ka fiican sheekadan wuxuu bilaabay inuu la cuno, 

kaddib waxay tuurtay weelka oo raashiika ku jiray waxay ku tiri ma faajirad baan ahay markaad nin kale noo keenaysid meeshan juxa markaas wuxuu ku yiri gacalisadaydiyey wax kasta u arag labo ninkaaga mooyee



thumbnail Title: Sheekada Juxa iyo xaaskiisa weershada ahayd
Posted by:galmada Net
Published :2016-09-26T06:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Sheekada Juxa iyo xaaskiisa weershada ahayd



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at September 26, 2016 and have 0 comments