Sheeko layaab leh oo ka dhacday Qol chat room ah o somaaliyeed

Sheeko layaab leh oo ka dhacday Qol chat room ah o somaaliyeed

Sheeko layaab leh oo ka dhacday  Qol  chat room ah o somaaliyeed

Waxey aheyd maalin taariikh weyn igu leh nafteyda !!!!

Maalin maalmaha ka mid ah ayaan waxaan hawada ka bartay gabar magaceeda la yiraahdo ubaxcadeey waxaan ku wada kulanay somalitalk chat room waxaaa ku jiray sida caadada u ah somalitalk chat room dad badan oo                   iskugu jiro wiilal iyo gabdho ,

Akhriso : raaxo wasmo macaan haweenka naasaha nuucaan leh

Markii uu xaalka intaas marayo ayaan waxaan                   ka doortay gabartan magaceeda la yiraahdo ubax ugu horeyntii barasho kadib waxaan isku sii darsanay ciwnaanadeena labadeena si aan halkaas ugu sii anba qaadno arimihii isbarashada waxey ii soo sheegtay cinwaan keeda oo aan durbadiiba ku darsaday meeshii ayaan ka sii wadnay sheekadeenii iyo isbarashadeenii                   iyo xiirka ugubka ah                   ee aan ku bilaabnay somalitalk inaga oo noqonay laba wixii ka danbeeyay somalitalk aan kuwada sheekeysan oo kuwada xiriira msn ka si toos ah goor kasto,

Arinta markey halkaas taagan tahay ayeey maalin maalmaha kadim ah ayaan ku iri walaaley si aan kuu arko ayaan aad iyo aad u daneynayaa waxaan kaa codsanayaaa in aad isiiso sawirkaaga si aan kuu arko waxaad tahay gabar aan wax isla meel dhigi karno ,


Markii aan intaas ku dhahay ayeey waxey ii soo saartay sawirkeeda msn ka si ay ii tuso ayada oo iga aqbashay codsigeyga ,aniga intaas kuma sii hakan waxaan ku iri walaaley sawirkan waa mid yar oo ku eg msn ka oo kaliya waxaan mar kale kaa codsanayaa in aad ii soo dirto sawirkaaga oo weyn email ahaan iigu soo dir si aan ugu bogto waayo xiiso weyn ayaan kuu qabaa abaayo, markii aan intaas ku iri ayeey waxey igu tiri waxaan kuu soo dirayaa berito,

Akhriso : GALMADA guska yar iyo qaab aad ku qancin karto xaaskaaga oo laguu haayo?

Waxaa lagaaray mudadii aan ku balan saneen in ay ii soo dirto nasiib wanaag waxaan ku arkay online ka waxaana durbadiiba weydiiyay abaayo salaan kadib waxaan ku iri abaayo aaway balantii aan kaa sugaayay oo aheyd in aad ii soo dirto sawirkaaga,

Markaas ayeey igu tiri hadeer ayaan kuu soo dirayaa ee bal fiirso sawirkeyga,

Waxaan ku iri aad iyo aad ayaad u mahadsantahay waana kaa filaayay in aad ii soo diri doontid sawirkaaga ,wax yar dabadeed ayaa waxaa ii soo dhacay fariin                   markii ab ayeey ii soo dirtay sawir aad iyo aad u cajiib badan markii aan arkay                   ayaan la cajibay sawirka quruxdiisa waxaa igu soo dhacday qoftaan hadii ay mar qura faraha kuu soo gasho somalitalka waxaad                   ku xusidoontaa ayaan niya deeda ku soo dhacaday, markaas ayaan is qan ciyaya waxaan nafteyda ku sabsabay wax walbo waa ay qoran yihiin ee iska samir waxaan kuu qorneyn heli meysid , nafteyda ayaan dhowr maal mood la diraray,

Waxaa igu soo kor dhay wal wal iyo walaac weyn waayo waxaa igu soo siyaaday arin iga tan badisay oo aan la Dhaka faaray ,

Mudo dheer dabadeed ayaan waxaan nasiib u yeeshay in aan mar kale ku kulano onlineka                   sheeko gaabankadib ayaan waxaan ku iri abaayo waxaan rabaa in aan si toos ah kuu arko maadaama aad ii soo dirtay sawirkaaga qaaliga ah ee abaayo camerada isku aadi                   si aan kuu arko markasto oo aan sheekeysan neeyno aan ka bogto wajigaaga quruxda badan, intaas kadib ayeey igu tiri walaal computerka aan joogo malahan webcamera sidaas darteed isma arki karno,intaas markey igu tiri ayaan waxan ku dhahay abaayo codsigeyga ii tix gali meel webcamera leh tag waayo adiga ma joogtid gurigaaga oo kaliya lacag ayaa kaa baxdo                   marka hadii ay kaabaxeyso lacag meel kale oo webcamera leh soo fadhiiso si aan isku aragno,

Akhriso : Sedex Arin Oo Dila Xaraaradda galmada macaan markey socoto 

Ayada oo ka biyo diidan arinta is arageena ayeey igu jawaabtay aniga kuma weydiiyo webcamera ee maxey tahay kalsooni darida aad igu qabto walaalo aniga                   I aamin waayo wax kasto waxaa ka wanaagsan aaminka ee aboowe sidaan kuu aaminay ii aamin iska dhaaf webcamerada waayo aniga kama helo ,

Ayada oo arinka intaas ii maryo ayaan waxaa dhacday inaan habeen ku wada kulano online ka                   salaan iyo bogaadin kadib ayeey waxey igu tiri walaal wax makaa codsan karaa ,markaas ayaan dib u fikiray waxaan is iri tolow maxey ku weydiin rabtaa ,oo ma waxey soo wadaa markii aan laba qalbiyay ayaan la soo booday                   waad iweydiin kartaa wax kasto oo aad doonto diyaar ayaan u ahay ,markaas ayeey igu tiri aboowe macaan                   dhib ayaa iheysto wax badan ayaan kaa qar qarinayay marka in aan kuuu sheego ayaan caawa go’aansaday wax sidas u sii buuran ma ahan, deyn ayaa la igu leeyahay oo aan rabaa in aad iga bixiso aboowe intaas ma ii awoodaa,

Markii aan intaas maqlay ayaa neeftii iheysay iga soobooday durabadiiba waxaan lasoo booday oo mataas ayaa la isku qariyaa waa loosheegaa qofka saaxiib kaa ah wax dhib ah maka imaan karaan waayo hadii aan wax la isku qaban adoonka goormee wax la isku qabanayaa, ee abaayo ii sheeg waa imisa deynta laguugu leeyahay,

Akhriso : 7 arimood oo raggu doonayaan balse aysan dumarka u sheegin

Waxey ii raacisay wax sidaas u buuran ma ahan waa $60 dolar ayeey ii soo sheegtay markaas ayaan ku iri wax dhib ah malahan ee meesha aan ku soo diraaayo iyo magaca aan kuugu soo qorayo ii sheeg oo kaliya                   iyo taleefan nambarka lagaa helayo,

Markii aan intaas is weydaarsanay ayeey igu tiri walaalow waxad ku soo qortaaa magaceyga iigu soo hagaaji shirkada dahabshiil                   taleefan keyga waa iga xiran yahay waxa aan lacagta kaaga codsnayo taleefanka ayaa ugu muhiimsan wuxuu iiga xiran yahay lacag awgiisa marka                   aniga ayaa ka soo qaadan karo adiga                   iigu soo dir oo kaliya shirkada aan kuu sheegay markaad ii soo dirtana ii soo raacsii taleefan kaaga si aan kuugu soo diro in aan lacagtii helay iyo in kale markii ay isoo gaarto ayaan kuu soo dirayaa taleefan aboowe macaan sidaas ayaa inoo balan ah,,,,,

Waxaa dhacday markii ay arinta halkaas inoo mareysay                   ayaa waxaa igalay tuhun weyn oo ah qof aadan maqlin codkeeda misne aadan xitaa kuu oglaan in ay kuu soo fadhiisato webcamera sidee u aamineysaa kaligey ayaa mur may tolow qoftaaan qof daacad kuu ah miyaa mise waa qof ceenkee                   dhinac kasto markaan ka eegay arinta ayaa waxaaan og’aansaday in aan wax online ah aanan galin waayo hadii aan galo waxaa dhaceyso in aan isaragno ayada hadan nafta ayaa ii saamixi weysay sidee ugu hareysaa qoftii kuu soo dirtay sawirkeeda arintaas ayaa igu soo laa laabatay waxaan markii danbe gaaray go’aan adag in aanan lacag u dirin                   ilaa aan ka helo isku haleyn buuxada ayaan waxaan go’aan ku gaaray taas ayaan meel dhigtay,,,,

Maalintii danbe ayaa waxaan soo galay sida caada ii aheyd msn ka xoogaa markaan ku jiray ayaa waxaaa soogalay qoftii aan sida weyn u jeclaa oo aan islahaa waa qofta kaliya ee nolosha kula qeybsan karto , salaan                   kadib ayaan waxaan ku iri bal ii waran abaayo markaas ayeey igu tiri abaayo maxaa la yiraahdaa markaas ayaan is iri qoftii wey kuu xanaaqsantahay malaha sidee wax ku xalin doontaa markii aan kaligey fikir iskugu laabtay xoogaa ayaan ka aamusnaa , markaas ayeey ii soo qortay waad qaldan tahay qofka aad la hadleyso mahan qofka aad taqaan !!!!!!!!!!

Aniga oo fajacan ayaan is iri war waa sidee qofkaan ku leh sidee ayuu wax u wadaa , ayaan ku iri waa kuma adiga ila hadlayo adiga oo raali ah walaal isku key sheeg intaas markaan ku dhaahay ayuu qofka ila hadlayey igu yiri walaal waxaan arkay msn iska furan qof ayaana ka kacay meesha aan fadhiyay waxaaa ka kacay wiil malaha isga ayaa laga yaabaa in uu lahaa cinwaanka aad igala hadleyso,!!!!!!!!!!!!!

Intaas markii ay afkiisa ka soo baxday qofka ila hadlayaay ayaa waxaan is iri qofkaan ma qof wareersan baa mise waa qof kugu cayaarayo waa aydii oo kugu cayaareyso,intaas kuma sii egkaan waxaan u sii raaciyay                   abaayo sidee kaa noqtayna maxaad iigu cayareysaa                   maxaaa kugu dhacay ma waadan igu oraneyn, wuxuu iigu jawaabay walaal hadii aan runta kuu sheegay ma waxaad dooneysaa in aan ku caayo ,intaas markii uu ii raaciyay ayaan ku dhahay sida ay wax u jiraan ii sheeg walaalow runta ah xageed joogtaa ayaan u sii raaciyay oo aad igala hadleysaa



Wuxuu iigu jawaabay waxaan joogaa oo aan hadeer kaaga                   hadlayaa somaliya gaar ahaan muqdisho, adigana xageed joogtaa oo aad ka soo gashay ayuu ii soo raaciyay warkiisa                   markaas ayaan u sheegay waxaan joogaa u.k waxan ku iri walaal waad mahadsan tahay                   sida aad iigu sheegtay meesha aad joogto laakiin hal su’aal maku weydiin karaa ayaan u sii raaciyay walal. Haa waad iweydiin kartaa ayuu igu yiri markaas ayaan ku dhahay sidee ku heshay cinwaanka aad igala hadleyso eee kugu suura gashay walaal ii sheeg intaas ayaan ku weydiin lahaa ,



intaas markii aan ku iri ayuu iigu jawaabay sxb waxaan kugula hadlayaa qof hadeer ka kacay ayaa ka tagay computerka msn kiisa oo furan sidaas ayaana aniga ku soo fadhiisatay waxaana ka kacay wiil oo timeka ku dhamaaday anigana waxaan sugayaya in aan isticmaalo internetka                   laakiin waxaa isweydiin mudan qofka halkaan ka kacayay wuxu ahaa wiil sidee adiga ula hadleysay mise waad isku taqiineen cinwaankan sidaan ah intaas ayuu ii raaciyay wiilkii aan lahdlayay ,markii uu intaas igu yiri ayaan ku dhahay waxaan kaa codsanayaa walaalow in aad                   ii sheegto cinwaan kaaga waayo waxaad tahay qof aad u wanagsan oo ka hadlayo runta waxaana kaa rabaa in aaan kuu sheego arin qaas ah bal kawran arintaas ayada ah                   sxb,

wuxuu iigu jawaabay waan ku siinayaa emailkeyga waan kaas ee qor kan waan ka baxayaa midkeyga ayaan furanayaa waayo aniga malihi ee ku soo darso arinta aad sheegeysidan iigu sheeg midkaas markaan soo galo. Waxaan ku iri ok waa wanaagsan tahay waan ku darsaday cinwaan kaaga soo gal wax yar dabadeed ayuu soo galay cinwaankii oo uu isiiyay wiilka markii aan salaamay kadib ayaan weydiiyay yarka il a shekeysanayay waxaan ku iri walaalow waxaan ku weydiinayaa cinwaanka aad igala hadleysay waxaan ka shukaansan jiray gabar aan xiriir weyn laheyn oo aad aan u jeclahay marka hadii aad sheegeyso in uu leeyahay qof kale oo aan dumar aheyn arinta mucjiso ayeey igu noqtay sxb runta ii sheeg

Intaas markaan ku iri ayuu igu ayuu yarkii igu yiri sxb waxaa dhici karto isga xitaa in uu san laheyn oo ay katagtay gabarta laheyd ayaa dhici karto,marka ma                   cadeyn karo in uu isga leeyahay wiilka ka kacay meesha aan kaala hadlaayay waa qolada internet café ka uu u furan yahay ayuuba ka mid yahay,

Intaas markii aan isweydaarsanay yarkii ayaan ku dhahay sxb adiga meeshaan aad joogto miyaad u dhowdahay xaafad ahaan oo aad markasto ka soo gashaa mise maanta ayaa kugu horeyso oo aad soo gashay,maya sxb waxaan u dhowahay internet café ka agtiisa ayaan daganahay markastona isga ayaan ka isticmaalaa markaan magaalada aado ayaan kuwa kale isticmaalaa laakiin inta aan xaafada joogo kan ayaan isticmaalaa walow aanan u badneen isticmaalkiisa internetka waxaan kaliya kala sheykeystaa walaalhey oo dibadaha ku maqan ayaan halkaan markey igu balamiyaan ayaan kala sheykeystaa waayo taleefaanka waa qaali ayaga dhinacooda ,ok sxb waad ku mahadsan tahay sheekadaadii waxaan siibaxayaa sxb goormee soo galeysaa qadka adiga, sxb waxaan soo galayaa berito waayo maanta waxaan balan saneen walaalkey waana iswaaynay sidaas ayaan kugu sheekeeyay magartay sxb, waa ku mahadsantahay waxaan is arkeynaa berito hadii uu illaah idiom,sxb aniga waan sii baxayaa waayo timeka ayaaba ii dhamaaday ,ok waa inoo kulan danbe. Macsalaam ,macsalaama bye

Waxaa lagaaray maalintii danbe waxan sameeyo ayaan garan waayay waayo waxa la iga sugayaa lacagtii anigana waxaa igu sii beermay tuhun faraban oo ay kamidtahay markii aan weydiiyay in ay sii soo fadhiisto webcamer oo ay ka madax adegtay oo ay diiday waxaan kaloo weydiiyay taleefan keeda waxey igu tiri taleefan ka waa uu iga jaran yahay lacag la’an owgeed shaki ayaa ka sii qaaday arinteda iyo wiilka ileh waxa meesha ka kacay waa wiil intaba waxey igu sii beereen shaki weyn oo marba marka ka danbeyso igu sii kor dhaayo walaac ayaa igu soo kordhay, waxaan og’aan ku                   gaaray in aan msn ka block iska saaro si aanan isku arkin ilaa aan ka soo hubsado arinkeeda oo aan ku laabto wiilkii iyo xaalka in uu ii soo xog waramo sida ay wax u jiraan,

Sidaan kaligey iskula sheykeysanayay ayaa waxaa soo galay wiilkii aan is baranay ayaa soo galay waxaan isla markiiba ku boobay sxb waan ku salamay                   wuxuu igu yiri waan kaa qaday bal waran, fiican badan markaas ayaan u siiraaciyay sxb adiga webcamera                   maku xiran tahay computerka aad fadhiso oo sawirkaaga wajigaaga ma arki karaa .markaas ayuu la soo booday waa ku xirantahay waana ku soo dalbanayaa ee adiga aqbal hadeer ayaan ku soo dalbanayaa                   ok wax yar dabadeed ayaan                   arkay wiilkii ayaanku dhahay waan kuu jeedaa sxb si fiican sawirkaaga waan arkaa. Sxb wax yar ayaan ku weydiin lahaa oo dhibaato igu ah in aad ii soo kala cadeyso ayaan rabaa kawaran,

Markaas ayuu igu yiri maxey tahay arinta aad sheegeyso sxb arin sidaas u sii buuran ma ahan waxaan kaa rabaa in aad igu caawiso hal arin oo kaliya waxeyna tahay waxaan halkaan ka shukaansaday gabartan oo aad maalin dhaweyd igla hadleysay msn keeda adigana sida aad iisheegtay waxaad igu tiri waa wiil qofka meesha ka kacay aniga oo tuhun weyn qabay ayaad igu sii abuurtay tuhun kale marka in aad ii soo kala cadeyso                   oo aad ixsaan iigu sameyso hadii uu wiil yahay iyo hadii ay gabar tahay in aad ii soo kala sheegto waayo waan ku wareersanahay sxb, intaas markaan u qoray ayuu wuxuu igu yiri hadii ay sidaasi jirto waagar in lagu saacido waana igu ogtahay in aan soo kala hubiyo                   waa tahay sxb goormeen jawaab kaa sugayaa . waxaad iga sugeysaa oo kaliya laba maal mood kadib si aan maalin kasto u soo galo meesha oo aan u ogaado qofka leh cinwaankan magartay.haa sxb intaas ii soo kala xaqiiji weliba waxey kaloo leedahay cinwaan kale ii soo kala ogow labada cinwaan waan ku siinayaa qofkii furanayo oo aad aragto ayaa ah ileen qof kale ma furanayo sow sidaas ma ahan, haa ii sheeg mid waan agaranayaa midka kale ii sheeg si aan ugu raad joogo,ok sxb

waa kanaa bal qoro cinwaanada ubaxcaddey@hotmail.com waa mid midka kale waakan ubax_love@hotmail.com labadaas cinwaan ayaan kala sheykeystaa sxb arintaas adiga ayaan kugu haleynayaa hadii aad ku guuleysatana waxaan ku siinayaa abaalmarin weyn, sxb taasi abaal marin ma u baahna waayo waa arin bini’aadan nimada ku jirto waa in qofka muslimka ah lagu taageeraa waxa san lagana qabtaa wixii xun, waayahay sxb qof aad iyo aad u wanaagsan ayaad tahay adiga ayaan kaa war dhowrayaa , waayahay sxb bye waan sii baxayaa waa inoo mar kale iyo kulan danbe.

Waxaa lagaaray mudadii                   aan balan saneen wiilkii aan isku barnay msn ka sida caadada ii ah waxaan soo galay msnka markii aan in dhowaal ah ku jiray msn ka ayaa waxaa durabadiiba iiga soo dhacday fariin email ahaan la iigu soo diray markii aan furay ayaa waxaa ku qorneed waa wiilkii aad isbarateen waana soo ogaaday meeshii aad ii diratay in aan soo kala cadeeyo ,

Aan kuu bilaabo sheekada waxaan                   imaaday aniga oo ku raadjoogo arintaada in aan ogaado ayaan waxaan imid meeshii aan ka dirsan jiray emailka waxaan kula kulmay qofkii aan ka shakiyay oo fadhiya                   wax yar ayaan meesha dul meereystay                   waxaa ila hadlay wiil fadhiya meesha serverka ah oo lacagta lagu qabto ayaa igu yiri boos wuu banan yahay maad soo fadhiistid maxaad la meyreysaneysaa waxaan ku iri timeka la ibalamiyay ayaa wax kadhiman sidaas darteed xoogaa ayaan sugayaa ilaa laga gaaro qofka aanbansanahay                   waan sugayaa wuxuu igu yiri iska sug time kaaga ,

Akhriso : Sida Loo Waso Naagaha Siilka Yar

Waxaan cabaar fadhiyaba meesha oo qooraan sado ayaa waxaa dhacday                   wiilkii fadhiyay serverka ayaa ku yiri hebal soo kac meel ayaan gaarayaa ee kaalay markii ay intaas                   dhagaheyga ku soo dhaceen ayaan ogaaday in uu yahay qofkaan qof meesha ka shaqeeyo yahay ama walaalo ay yihiin qofka mas’uulka ka ah meesha ,

Waxaan gaaday booskii uu ka kacay waxaan ku iri waxaa lagaaray timekii aan ku balan saneen ee ii soo day midkaan markii ayaa la ii soo daayay computerkii ugu horeyntii markii aan taabtay waxaan ka bilaabay xaqiiqo raadiska msn ka waayo sida computerka caadada u ah hadii uu qof furto msn kiisa oo uu ka kaco computerka wuxuu kuu sheegayaa qofkii ugu danbeeyay msnka uu isticmaalayay isga ayaa haynayo misne midkaan uguma sii                   jirto waxaa ku jiray winxp oo isga hayn kara ilaa iyo dhowr msn oo lagu isticmaalay oo dhan kuu sheegayo ugu horeyntii markii aan listigiisa taabtay waxaa ku qornaa labad cinwaan ayaab ku jiro oo ugu danbeeyay lagu isticmaalay,

Markii aan intaas aan arkay uguma sii harin waxaan                   waxaan ku jiray qadka                   10minit waayo aniga dan kama lihi in aan internet isticmaalo waxaan rabay oo kaliya in aan ogaado qofkan qofkuu yahay oo kaliya waan soo kacay waxaan ku iri sxb ii xir timeka                   waayo qofka aan rabay weli sooma galin waxaa laga yaabaa in uu soo daaho markii ayuu igu yiri iska soo bax waan kuu hayaa time kaaga ,

Intaas markii na dhex martay ayaan ku iri sxb isxaan ma ii sameyn kartaa oo walaal markaas ayuu igu yiri maxey tahay waxaan kuu sameynayo waxan ku dhahay wiil walaalkey ah ayaan ku siinayaa cinwaan kiisa                   adiga msn kaaga ku darso markii uu soo galo ii sheeg waan fadhiisanayaa oo waan sugayaa markaas ayuu igu yiri ii sheeg aan ku darsado markaas ayaan waxaan u sheegay cinwaan keyga si aan u ogaado cinwaankiisa waayo aniga isga ayaan baarayaa isgana igama war qabo markaas ayuu igu yiri waan ku darsaday isga markuu iga aqbalo ayuu kula hadlayaa sidaas ula soco , waxaan ku iri hadii uu soo galo isga ayaaba kaa qabli doono,

Markii aan in mudo joogay ayaan waxaan ku iri war nin yahoow ii soo deytimeka waan sugi waayay waxaan udirayaa warqad waana ka tagayaa intaas markii aan u sheegay ayuu igu yiri waa kaas bal fadhiiso markii aan fadhiistay                   booskii ayaan waxaan xoogaa booq booqday websate ya kale xoogaa kadib ayaan waxaan sameeyay in aan furto msn keyga markii uu iifurmay ayaa wuxuu igu yiri war waa uu soogalay wiilkii aad sugeysay ee la hadal markii aan fiiriyay cinwaanka igu soo darsaday waaba kii                   aan baadi goobkiisa aan ku jiray ayuuba ku darasaday waxaa ii xaqiiq ii noqotay in uu yahay ninka iska dhigayo gabarta in uu isga yahay markaas ayaan ku iri si aan isga dhigo qofkii sugayay ayaan ku dhahay waa tuma qofta igu soo darsatay markaas ayuu iigu jawabay aboowe waa gabar somaliya joogta walaal kaa ayaa kuu fadhiya ee la hadal isga ayaa igu yir ku darso markii ay soo gasho si aan u ogaado waad ku mahadsantahay ayaan ku iri aniga oo iska dhigaya qofkii lasugayay intaas markii aan isweydaarsanay ayaan ogaaday in uu isga yahay waxa umada nafta u keenay wiilkaan aan isbarnayna wareeriyay,

Waxaa isoo gaartay fariintaan oo ay dhexmartay wiilkii aan u dirsaday xaqiiqo raadinta ahaa oo aan u xilsaartay arintaan ayada ah ayaan waxaan go’aan saday in aan banaanka ku tuuro qof isga ah oo dadka                   dhibay markaas ayaan go’aan ku gaaray sida aan umada ugu reerbi lahaa waayo dad badan ayuu ku dheelayaa oo uu mustaqbalkooda ku cayaarayaa oo ku beerayaa jaceyl aan jirin oo ah lugooyo iyo in uu kaa helo wax qarash ah dantiisa ugu weyn intaas tahay sharaftana ugu dhacayo gabdhaha soomaaliyeed iyo isga oo qof rag ah oo arintaan                   igu sameyay intaas ayaa caro ka qaaday oo mar kasto igu soo laa laabtay,

Waxaa dhacday maalintii danbe waxaa qadka soo galay wiilkii aan isku barnay msn keda ayaa soogalay markaan is salaanay kadib ayaan iri waan helay warqadaada sxb waxaan kaa codsanayaa in aad ii soo aadiso sawirkiisa oo aad ku aadiso isga si aan u sawirto markaas ayuu wiilkii inta uu qosalay ayuu igu yiri sawirkiisa maxaad                   ku faleysaa kan isga ayaaba duleysan .markaas ayaan ku iri waxan rabaa in aan ka qoro taariiq                   waayo nafteyda ayuu waxyeelo ba,an ugeystay waan aaminay wuxuu iigu balday wax aan dhici karin . intaas markii aan ku iri wiil kii ayaa iigu jawaabay waan kuugu aadinayaa laakiin hal mid ayaan kaa rabaa in aad sawirkiisa ka dhowrto bulshada oo aad ii balan qaadeysaa sxb . waxaan ku iri taasi ayaa balan ah waan dhowrayaa aniga uun ha igu ekaado markii ayuu soo galiyay camerada isga oo fadhiya computer kale markii uu soo jeestay ayaan meesha ka sawirtay, sawirkiisa isga oo dul fadhiya computer ka, markey intaas mareyso ayaan wiilkii ku dhahay sxb waad mahadsantahay sida hagar la’aanta aad igu saaciday sxb wuxuu igu yiri sxb taasi waa mid la isku leeyahay                   intaas ayaan ku kala tagnay wiilkii aan ku saaxiibnay msn keeda……..

Waxaan gartay in uu yahay qofkaan qof go,aansaday in uu dadka lugooyo oo dhibaato weyna u geeysto waayo aniga nafteyda markaan ka hadlo ayuuba dhibaato inteeda la’eg ii geystay                   waayo waxaan go’aansaday in aan wax laqabto gabadhaan ayda ah anigana aan ka faa iideysto fursadaan oo aan lahaa qof sidaan oo kale waaba fursad weyn oo misne dalkii jooga                   ayaan aad iyo aad ugu farxay.markaas kadib ayaan waxaan ku fikiray sidee ugu aarasan kartaa wiilkaan dhibtaada badan kuu geystay oo misne iskaga kaa dhigay gabartaan waxaan go’aan ku gaaray in aanka daba gaaro salkiisa                   waxaan furtay msnka waxaan ka qaday block aan saaray markas kadib ayaan waxaan cabar ku jiray sida caada ii ha somalitalk ayaan iska isticmaalayay chat roomka markii aan in dhawaal ah ku jiray qadka ayaa waxaa soo galay qofkii lugooyada ahaa waxaan ku iri salaan qaas ah markaasey igu tiri mid la mid ah ii waran ayaan ku iri waxey igu tiri maxaan kuu warmaa waxaad tahay qof xun oo aan balan laheyn maxaad sidaas iigu gashay markii ay intaas igu tiri ayaan ku iri war sidaas ma ahan qofka bal weydii maxaa ku qabsaday dheh kadib ayaa laga wada hadlaa arintaas kadib markii ayeey igu tiri waayahay maxaa ku qabsaday oo aad xitaa iiga soo jawaabin waxaan ku iri mashquul weyn ayaan noqday hadeer ayaan kula taaganahay aan kula hadlayaa bal ii sheeg waxa meesha aan soo dhigayo iyo inta aan kuu soo diraayo,

Markaas ayeey igu tiri waxan kaa codasaday 60$ oo kaliya magartay waxaan ku iri waan kuu soo dirayaa                   100$ waayo lacag kala dhiman ma fiicna in lasoo diro walaaley magartay intaas. haa waan fahamay ee goormee ii soo direysaa aboowe macaan ii sheeg waxaan soo dirayaa markii aanhelo wax aan kalsooni buuxdo ku qabi karo aad ii sheegto waayo ilaa iyo hadeer wax aan kugu aamino maheysto, sidaas miyaa aboowe waxaan kuu gartay in aad markii horeba                   aadan igu kalsooneen aboowe macaan aniga I aamin ,

Hal sheey ayaanan kugu aamin karin waxaan ku dhahay taleefan kaaga isii waan kusoo wacayaa waxaad igu tiri waa xiran yahay taleefan malihi waxaan ku dhahay webcamera soogal waxaad igu tiri computerkeyga malahan meel kale ii soo fadhiiso ayaan ku iri waxaad igu tiri kama helo waxaan kaloo kaa codsaday in aad igula hadasho msn ka xitaa codkaaga si aan u maqlo waad diiday marka sideen kugu aaminaa .

Aboowe macaan aniga waxaan sida tooska ah ula sheykeysto markasto waa adiga runtii adigna 60$ oo aan ku weydiiyay miyaa dhib kaan oo dhan ii marsiineysaa hadii ay dhibkaaga tahay iska dhaaf waan ku ogaa in aadan ii awoodin. Walaaley waxaa loo baahan yahay in qofka uu helo kalsooni buuxda marka hadii aan ku weydiiyay dhib                   miyaad u aragtaa intaas .ok aboowe macaan waxaan ku siinayaa email keyga password kiisa hadii aadan I aamineyn maku qanici kartaa intaas , waayahay waxaad leedahay laba cinwaan hal kaliya wax iima tarayo midka kale kawran , markaas ayeey igu tiri waan ku siinayaa labadaba laakiin waxaan kaa codsanayaa in aadan wax iga tir tiring waayo waxaa iigu jiro warqado iyo waxaan kaa codasnayaa in aadan la hadlin dad badan ayaa igu jiro msnka waa walaalahey iyo dad aan macriifo nahay aboowe waan ku aaminay macaane sidaas ayaan kaa cosanayaa                   aniga runtii aniga waxaan ugu danleeyahay in aan ogaado in uu furayo iyo in kale oo kaliya msn kiisa maba daneynayo waayo maxaan u sheegaa qofka adiga ku raadinayo intaas ayaaba dhib igu ah. Aboowe macaan taas ayaa inoo balan ah aboowe ii soo dir lacagta sida ugu dhaqsiyaha badan aboowe waxaa la iga rabaa in aan geeyo berito marka ii soo da daji lacagta aboowe macaan hadii ay isoo gaartana waxaan kuu soo dirayaa email dag dag ah aboowe macaan waa sii baxayaa bye bye, ok bye bye waa inoo kulan danbe,



Intaas markii aanku kala tagnay ayaan fikir badan dabadeed waxaan is iri war nin yahow hadii uu ku weydiin lahaa qofkaan beenta ku qaraabanayo walaalow wax isii in aan mahayo dhaho iyo in aan siiyo wax ka dhaxeeyo ma noqon laheyn laakiin maxaa ku qasbayo in uu ku lug gooyo waa maxay,

Waxaan                   ogaan saday in aan ka badalo password ka uu leeyahay si uusan qof kale uusan ugu dhibin cinwaanadaan iyo sawirada uusan isga aheyn oo qof dumar ah uu mar kasto ku beerlaxwsado dad ka kale iyo dhibaatada uu ugeeysanayo bulashada inteeda kale, waxaa igu soo dhacay tolow qofka uu beenta ka sheegayo sawirkeedana ku qaraabanayo                   waxaa dhici karto in aysan iskaba war qabin waayo qofka sawirkaan qurxoon leh mahan qof sidaas u dhaqmayo hadii ay sidasa noqotana waa dumar laakiin wiilkan yar maxaa ku kalifay isga oo uu illaahey ka dhigay qof                   rag ah misne uu isga iska dhigo dumar waxaa layaab weyn igu noqotay haba dhibaan dadka jooga qurbaha sida yurup asia America waayo waa dad iskaga mada daala inta badan computerka hadna laga fili karo in ay waxaas oo kale xitaa ku kacaan laakiin qof jooga soomaaliya waligey niya deeda ma siin waa qof lugooyo ka sameysan ayaa isticmaalayo internetka isga oo jooga dalkii ,

Waxaan ku soo gaba gabaynayaa dhalinyarada soomaalyeed rag iyo dumar iskugu jiro illah kabaqa dadkana halugooyina naftiina ha lugooyin waayo adiga oo illaah kaa dhigay qof rag ah in aad dumar iska dhigto waa laga fiican yahay adiga oo dumar ahna in aad iska dhigto rag waa mid laga fiican yahay labadaba waayo qofka wuxuu u ekaanayaa in uusan ku qanacsaneen uumistii la uumay. Walaalayaal waxaa iga waano ah wuxuu ilaah kaa dhigay sheego qof kasto oo aad ahaataba rag iyo dumar.waayo waa cawaaqib xumo qofkii ku dhaqmaa arimaha ceynkaan oo kale ah :

Qofkani weli kama uusan waan toobin dhibaatada uu ugeysanayo bulshada waayo hadeer wuxuu igla hadlaa cinwaan kale oo uu leeyahay welina wuxuu iska dhigayaa dumar ilaa iyo hadeer wuxuu hayaa arin aan shareecada ku bananeen iyo bulshada intaba waayo in aad qof qayaanto oo aad misne ku raadiso lacag ama wax aduun oo aad dad nimadaadii ku badalato waa shey laga fiican yahay hadii aan talabadan xitaa qaaday oo aan is iri waad ka guuleysatay ilaa iyo hadeer wuxuu wadaa howshii intaas ayaan agu dhalisay in aan umada soomaaliyeed gaarsiiyo cinwaanada uu isticmaalo waxaa kamid ah salwolove@msn.com oo uu hadeer dadka weli in uu ku qaldo doonayo iyo kuwa aanan weli nasoo gaarin laakiin hadii ay nasoo gaaraan aan la soo socod siindoono bulshada inteeda kale………



“Qisadaan layaabka iyo amakaaga ka dhalisay waxey dhex martay

C/kariim Maxamed Guure (kooshin) kooshin44@hotmail.com

Wiilkii dhibka badnaa ee labaxay Ubax Cali Warsame”

thumbnail Title: Sheeko layaab leh oo ka dhacday Qol chat room ah o somaaliyeed
Posted by:galmada Net
Published :2016-09-23T01:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Sheeko layaab leh oo ka dhacday Qol chat room ah o somaaliyeed



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at September 23, 2016 and have 0 comments