SUBXANALLAH : Daawo Muuqaalka Fanaanada Maryan Mursal Oo Ka Sheekeeyneysa Mucjiso Riyada Lagu Tusay Oo Aad U Wal Wal Badan”VIDEO

SUBXANALLAH : Daawo Muuqaalka Fanaanada Maryan Mursal Oo Ka Sheekeeyneysa Mucjiso Riyada Lagu Tusay Oo Aad U Wal Wal Badan”VIDEO


Maama Maryan Mursal Ciise waxa ay kamid tahay Fanaaniinta Qaranka Soomaaliyeed kuwooda faca weyn ee caanka ka ah Fanka Soomaaliyeed si weyna looga jecelyahay gayiga Soomaaliyeed iyo cid walboo Af-Soomaali ku hadasha.


Fanaanadan oo lagu xasuusto heeso wadani, Jaceyl, Daadis & nuucyadooda kala duwan ayaa waraysi muuqaal kooban ah siisay Jimcihii lasoo dhaafay Muuqaal baahiyaha VOA ee dalka Maraykanka.


Waxa ay fanaanadu ka hadashay arin fajac ku noqotay oo ay ku riyootay taasoo ay usoo bandhigtay Shacabka Soomaaliyeed kuna tilmaamtay arin mucjiso ah oo saameeyn kara.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO