Waxbarashada sideen ku gaari karaa ii sheega asxaabeey

Waxbarashada sideen ku gaari karaa ii sheega asxaabeey

Waxbarasha ayaan
Rabaa in
Layga caawiyo

walaalayaal wax inaan barto ayaan rabaa 

maxaan sameeyaa 

maxaan ka bilaabaa 

dadka jaamacadaha ka soo baxay ayaan ka rabaa jawaab raaxo leh 


oo wacan waa idin tuuga saaxiibayaal