Wiil baan is jecel nahay walaalkayga ayaa diidan ila taliya

Wiil baan is jecel nahay walaalkayga ayaa diidan ila taliya


magacaygu waa ahlaam 

waxaan ahay 18 jir 

waxaan jecelahay qof isaguna ii jecel si kadaran sidaan u jecelahay 

mudo sadex sano ah wuxuu isoo bandhigtey guur 

anigana waxaan ka cabsanayaa walidkeey 

waayo hooyadeey waxaan ka dareemaaa diidmo iyo kalsooni daro ka dhan ah wiilkaas 

hadii aan u bandhigo go.aan kasoo ah guur waxaan ka cabsanaaya ineey diidaan 

waayo waa qof yar waxayna moodayaan inaanu masuuliyad iga qaadi arin isaga da.diisu waa 20 jir 

marka ila taliya asxaabeeyuuu

Jawaabta walaal hoos ugu reeb gabadhaan qeebta komentis ka