Xabadaan Soomaalida ah sida loo galaayo daawo (Funny Muuqaal)

Xabadaan Soomaalida ah sida loo galaayo daawo (Funny Muuqaal)

Muuqaalkan waxaa sameesay gabadh wariye ah Oo aad ay u jecelyihiin Reer Lubnan waxa ay ku 


dhiiratay in ay dad badan ka naxsato iyada oo sida sanamyada lagu xayaysiisto dharka Oo kale u istaagtay ka dibna ka naxsatay Carab Suuqa ka adeeganaysa.

Gabadh Soomaali ah ayaa ka mid ah dadka laga naxsaday Oo aad u naxday ka dibna 

la tusay Kaamirada qarsoon Oo ay afka qabsatay ka dib iyadoo weli naxsan dhaqaaqday.



HALKAN KA DAAWO FUNNY ARAB VIDEO:-


thumbnail Title: Xabadaan Soomaalida ah sida loo galaayo daawo (Funny Muuqaal)
Posted by:galmada Net
Published :2016-09-11T06:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Xabadaan Soomaalida ah sida loo galaayo daawo (Funny Muuqaal)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at September 11, 2016 and have 0 comments