10 faaiido oo laga helo markaad hab siiso qofaad jeceshahay

10 faaiido oo laga helo markaad hab siiso qofaad jeceshahay

10 faaiido oo laga helo markaad hab siiso qofaad jeceshahay

Faa’iidooyinka laga helo inaad habb siiso qof aad jeceshahay.
Dhiiga kacsan oo ay hoos u dhigto.
Degenaansho jidhka iyo ruuxda ah
Muruqyada adkaaday oo dabca
Xidhiidhka aad la leedahay dadka kale oo ay wanaajiso
Baahida gogosha oo ay badiso
Walwalka oo ay yarayso
Ogaanshaha oo ay kor u qaado
Nabarada oo dhakhso u bogsada
Dheefshiidka oo wanaagsanaada
Abataydka oo kor u kaca
Waa baadhitaan la sameeyey, markaa sax iyo khlad labadaba wuu noqon karaa.


thumbnail Title: 10 faaiido oo laga helo markaad hab siiso qofaad jeceshahay
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-12T03:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
10 faaiido oo laga helo markaad hab siiso qofaad jeceshahay



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at October 12, 2016 and have 0 comments