Afar sheey oo Raga ka Daciifisa Awooda guska

Waxaa dhawaan baaritaan la sameyay lagu soo ogaday in nin oo halis weyn ugu jiro markoo sameeyo tilmaamahaan soo socda oo qatar caafimaad daro la kulmi karo xataa guskiisa oo noqon karo mid aan kacsan ama sidii la rabin wax u wasin .

1, in ninka oo siigesto

in ninka oo u galmoodo naag qbatay dhiig ama caado
3.in ninka oo aad u kacsado hadan aan wax wasin isla markaana biyaha ka soo baxaan dhabarkiisa aana soo dhaafin guskiisa.

in nin naagta oo waso hal mar kaliyaha maxaa yeelay wasmada ma ahan hal mar oo kaliyaha mana ka soo wada baxaan biyo badan ninka hadoo hal mar waso naagta.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA



Afar sheey oo Raga ka Daciifisa Awooda guska