Astaamaha Lagu Garto Cudurka Macanka.Qallinkii Cabdiraxmaan Maxamed Cismaan (Saacid)

Astaamaha Lagu Garto Cudurka Macanka.Qallinkii Cabdiraxmaan Maxamed Cismaan (Saacid)

Cudurka macaanka waa calaamado isku tage y oo ah dhiiga oo ay sonkrtu ku badato ama kaadida oo ay sonkrotu ku badato waxaana loo yaqaan (diabrtes mellitus ) taasi oo ay keento dheecaanka uu soo daayo qanjidhka loo yaqaano ganacu(pancreas)dheecaankaas oo la yidhaa(insulin)oo yaraada ama shaqadiisi si fiican u qaban waaya,cudurkani waxa uu saameeyey 120milion oo qof aduunka ku nool waxa la saadaalinayaa in sanada 2020 marka la gaadho inuu saa mayn doono 220 milion oo qof.


Qaybaha cudurka macaanka
Cudurka macaanka waxaa loo qaybiyaa saddex qaybood oo kala ah
1.type 1diabetes(insulin-dependent diabetes mellitus)waa nooca insulinta la siiyo qofka.
Nooca koowaad (type1)waxa uu ku badan yahay dadka da’doodu ka yartahay <30jirka ,waxaan a dhaca dheecanka insulin ayaa yaraada nooca koowaad .
2.type 2 diabetes(non-insulin-dependent diabetes mellitus)noocani waa nooca inta badan la siin insulin.
Nooca labaadna (type-2) waxa uu ku dhacaa dadka da’doodu ka wayn tahay>30jir-ka ee misaankooduna uu wayn yahay,qoyskooda cid ka mid ahina ay qabo
3.gestational (diabetes diagnosed in pregnancy)noocani waxa uu dhacaa xiliga dumarku uurka leeyihiin 4% ayuu ku dhacaa dumarka uurka leh waxa aanu keena dhimasho ama curyaamid had iyo jeerna marka ay dumarku umulaan uu ka taga,30-40% dumarka qaba kaadi macaanka ka xiliga uurka wuxuu u gudbaa type2 ama nooa labaad 10 sano gudahood weerara unugyada.
Waxyaabaha keena guud ahaan cudurka macaanka
Nooca koowaad waxaa keena jidhka difaaciisa oo soo daaya dheecaanka insulinta (autoimmune)badanaa lama yaqaano waxa keena (idiopathic) nooca labaad waxa keena waxa uu u badan yahay hida -raac ku yimaada unugyada soo daaya dheecaanka insulinta ama dheecaanka oo shaqadoodu xu maato ; ganaca oo bukooda .ganaca oo qaliin lagu saaro ama ganaca oo cancer ku dhaco waxa kale oo keeni kara dawooyinka virus lagu la tacaalo
Xanuunada uu keeni karo cudurka kaadi macaanku
1-Dhiikarka
2- Kalyaha oo shaqada joojiya
3-Neerfaha oo xanuuna
4-Aragtida indha oo yaraada
Macaanka iyo sida looga hortago
1-Cuntada oo la kaantaroolo iyo qofka oo jimicsi joogto ah sameeya
2-Kiniika macaanka oo uu qaato
3-Irbada macaanka oo qaato (insulin)
4-Wadnaha oo uu dhawaco
5-Xididada dhiiga uu yareeyo
6-Faalig uu keeno
Qofka marka udurka macaanka ku cusubyaha 50% waxa lugkantortar untada iyo jensiga qof macaaan ka gaba waa in uu iskailaliya cantata sonkortaleh iyo cantata dufaanku ku badanyah yareeyo cuntooyinka milixdu badanta cunatada tamartaleh oouu yareeyaa iyoinuu joojiabi sigaarka
Siyaabaha looga hortagi karo macaanka
1-Qofka oo jimicsi badan sameeya
2-Miisaanka oo uu yareeyo
3-Cunta sonkorta leh uu yareeyo
4-Cuntada dufanka leh oo uu yareeyo
5-Cuntada milixda leh uu yareeyo
Calamadaha lagu garto macaanka
1-Daal
2-Afka oo qalala
3-Kadida oo badata
4-Haraad fara badan
5-Culayska jidhka oo yaraad
6-Kadida habeenkii oo badata
7-Argtida oo xumaata
8-Yalaalugo
9-Madax xanuunka
10-Muuqalka qofka oo is bedala
11-Cundadiisa oo badata
12-Farha oo bilaa dareen noqda (nabarana ay ku dhacaan)
thumbnail Title: Astaamaha Lagu Garto Cudurka Macanka.Qallinkii Cabdiraxmaan Maxamed Cismaan (Saacid)
Posted by:galmada Net
Published :2016-10-15T20:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Astaamaha Lagu Garto Cudurka Macanka.Qallinkii Cabdiraxmaan Maxamed Cismaan (Saacid)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at October 15, 2016 and have 0 comments