ciyaartoyda ugu mushaarka badan aduunka

Waxaan Halkaan idin kugu soo gudbineynaa 15 ciyaaryahan ee ugu mushaarka badan aduunka, iyadoona ay hogaaminayaan Cristiano Ronaldo iyo Messi.
Liiska cayaartooyda ugu mushaarka badan aduunka waxaa hogaamianaya Cristiano Ronaldo oo weerarka uga ciyaara kooxda Real Madrid, wuxuuna kooxdisa Real Madrid uu todobaadkii ka qaataa lacag dhan £288,000 oo Euro marka laga jaro cashuurta.


Laacibkaan reer Portugal ayaa ka dhigan in sanadkii uu mushaar ahaan uga qaato Real Madrid lacag £15 million oo Euro ah.
Waxaa kusoo xiga xiddiga aduunka ugu wanaagsan ee Lionel Messi oo todobaadki Barcelona ka qaata mushaar dhan £275,000 oo Euro oo aan ku jirin cashuurta dowladda.
wuxuuna Messi sanadki kooxda Barcelona ka qaataa lacag dhan £14.5 million .

Hadaba halkaan hoose ka akhriso cayaartooyda ugu mushaarka badan 2015-2016:
15 Ciyaaryahan ee ugu mushaarka badan Aduunka   2015-16
NO#CIYAARYAHANTODOBAADKISANADKI
1Cristiano RonaldoCristiano Ronaldo (Real Madrid)£288,000 after tax£15 million after tax
2Lionel Messi salaryLionel Messi (FC Barcelona)£275,000 after tax£14.5 million after tax
3Wayne RooneyWayne Rooney (Manchester United)£250,000£13 million
4Zlatan IbrahimovicZlatan Ibrahimovic (PSG)£250,000£13 million
5Yaya ToureYaya Toure (Man City)£230,000£11.9 million
6Sergio AgueroSergio Aguero (Man City)£230,000£11.9 million
7Asamoah Gyan salaryAsamoah Gyan (Shanghai SIPG)£227,000£11.8 million
8NeymarNeymar (Barcelona)£220,000£11.4 million
9David SilvaDavid Silva (Man City)£210,000£10.9 million
10suarezLuis Suarez (Barcelona)£205,000£10.66 million
11gareth bale salaryGareth Bale (Real Madrid)£200,000£10 million
12David Da Gea SalaryDavid De Gea (Manchester United)£200,000£10 million
13Bastian SchweinsteigerBastian Schweinsteiger (Man Utd)£200,000£10 million
14thiago SilvaThiago Silva (PSG)£185,000£9.6 million
15eden HazardEden Hazard (Chelsea)£185,000£9.6 million